Wednesday, July 22, 2026
Luuqada Swedhishka waa mid kamid ah Waxyaabaha ugu muhiimsan ee ku dhisan nolosha qofka aadanaha marka uu joogo gudaha Dalka Swedhan. Qofka hela Sharciga waxaa...
Hay.ada ka hortaga Dambiyada dalka Sweden ee Brå ayaa soo saartay  tirakoobka ay ku sameesay dadka dhintay sanadkii 2017 ee aan kasoo gudubnay. Tirada dadka...
Maalinta isniinta ee shalay waxaa Magaalada Malmö laga maqlay rasaas u muuqata toogasho taasi labo mar laga maqlay Magaalada. Toogashada 1 aad ayaa dhacday abaaro...
Dowladaha Maraykanka, Canada, Ukraine iyo afar iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay inay dalalkooda ka...
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa doonaya in iskuulada Qaarkood ee Dalka Sweden laga Mamnuuco isticmaalka Taleefanada. Wasiirka Dhaqaalaha Magdalena Andersson iyo Wasiirka Tacliinta Sare iyo Waxbarashada Anna Ekström ayaa kasoo horjeeda mamnuucida...
Iyadoo ay dhoor bilood oo kaliya ay ka harsantahay Xiliga Doorashada Dalka Sweden ay dhacayso ayaa waxaa socda Soo bandhigida Xisbiyada Dalka ay ku...
Habeenkii xalay ayaa la badalay Saacada Sweden taasi oo lagu kordhiyay 1 Saac Waqtigii hore. Saacada la kordhiyay ayaa ku aadan xiliga Saamarka oo bilowday...
Dowlada Norway ayaa wada shari dhigaya in aan goobaha waxbarashada lagu dhigan karin indho-shareerka. Qorshahan ama Hinsidahan ayaa dowlada go.ankeeda soo saartay waxana la filayaa...
Hay.ada Ceemiska Sweden ee försäkringskassan ayaa soo bandhigtay lacag loo baxshay qaab qalad ah kadib shir jaraa.id oo maanta qabatay Hay.ada. Ku dhawaad 900 Milyan ayaa...
Badanaa qorshaha dowlada Sweden ee ku aadan in sharci la siiyo dadka qaxootiga ku ah dalka maahan mid toos loogu dhawaaqo hase yeeshee waa...