Home Wararka Maanta Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska..

Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska..

0

Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka wararka Somaliska kuwooda Qaxootiga iyo Wararka caadiga.

Inta lagu guda jira bisha Ramadaan waxaa sii wadidoonaa wararkeena iyo sidoo kale Barnaamijyo ku saabsan Bisha Ramadaan.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here