Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jammie Åkesson ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu ku sheegay in aan waqti badan looga baahneen sidii loo mamnuuci lahaa xijaabka...
Norway oo kamid ah dalalka ay iska dhiibaan Qaxootiga ayaa markaan waxay qiimeyn ku sameeneysaa mid kamid ah barnaamijyada laga barto Dalkaasi.
Barnaamikan oo loo...
Makamad darajada labaad ee racfaanka dalka norway ayaa markii ugu horeesay ogolaatay in kiiska Mahad Abiib loo soo hormariyo xili uu ku sugan yahay...
Inkasta oo ay dawladdu ballan qaaday sannad hortii sidii ay eegis ugu sameeyn lahayd suurtagalka iney suuriyaanku ka dalban karaan mideeynta qaraabada safaaradda uu...
Haweeney asalkeedu yahay Jabuutiyaan, balse markii ay Noorweey timid sheegatay ineey ka timid Soomaaliya, ayaa haatan dowladda Noorweey waxaa ay biloowday ineey kala noqoto...
Magaaladda Göteborg ee caasimadda labaad ee dalkaan Iswiidhan ayaa maanta waxaa ka dhacay mudahaaradyo loogagag soo horjeedo falalka ammaan xummo ee magaaladda ay in...
Ciid Wanaagsan ayaan leeyahay dhamaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha leh ee ku xiran boggaan Somaliska.com – Waa xili farxad iyo reyn reyn ay ku...
Wargeyska Aftonbladet ayaa maalmahaan waxa uu baaritaan ku haayay qaabka ay u shaqayso Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket). Iyagoo soo bandhigay warbixino qarsoodi ah oo...
Waxaa jira waxyaabo badan oo raggu aysan u sheegin xaaskooda balse ay si ba'an u doonayaan. Dumarka ilaahay awood uma siin in ay akhriyaan...
Ka dib su'aalo badan ee nooga yimid akhristayaasheena ayaan la xiriirnay xafiiska saxaafada ee Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket). Hadaba wareysigeena sidaan ayuu u dhacay.
Somaliska:...














