Home Wararka Maanta Sawiro Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Sweden oo la kulmay Duqii hore ee...

Sawiro Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Sweden oo la kulmay Duqii hore ee Muqdisho Thaabit..

0

Gudoomiyaha Cali Gacal Casir oo  la sugayay imaatinkiisa ayaa sheegay in ay ku da’daali doonaan dhameys tirka Heshiiskii la gaaray waxa uuna intaa raaciyey in uu gacan ka geysan doono fududeenta shaqada baarlamaanka sida isku dhafka labada baarlamaan ee Galmudug iyo Ahlusunna iyo ansaxinta Qodobadii lagu heshiiyey oo u baahan in Baarlamaanka la hor geeyo.

Gudoomiye casir ayaa farey xubnaha Baarlamaanka in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u yimaadaan magaalada dhusamareeb si ay u gutaan waajibaadka loo igmadey ee saran.

Kulanka wax yaabaha ugu waynaa oolooga l wada hadlay waxa ay ahaayeen sida loo hormarin lahaa Soomaaliya gaar ahaan magalada Muqdisho,Wuxuuna ugu dambeyn ku soo gaba gaboobay guul iyo afgarasho.

Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa booqsho ku maraya qaar ka mid ah Wadamada qaarada yurub,waxana intii uu ku sugnaa dalka Sweden uu la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyed ee ku nool dalkaas.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here