fanaanada caanka ee kasoo jeeda Dalka sweden Barbro ”Lill babs” Svensson ayaa geeriyootay iyadoo jirta da.da 80 sano jirka ah.
fanaanada ayaa maanta ku geeriyootay...
Sida ay shaacisay Hay.ada dhanka cimilada u qaabilsan Dalka sweden waxaa la rajeynayaa Baraf xoogan kaasi oo ku dhafandoono qeybo kamid ah Dalka.
Hay.ada oo...
Wixii ka danbeeyay sanadkii 2016 Waxaa gaaray Dalka france qaxooti badan kuwaasi oo ka tagay wadamada Denmark , Finland iyo wadanka taliyaaniga.
Qaxootiga gaaray Dalkaasi...
Dowlada Dalka Ruushka ayaa maanta oo Jimco ah u yeertay Dublamaasiyiin reer Sweden ah ee ku sugan Dalkaasi.
Wasiirka Arimaha Dibada Dalkaasi ayaa u yeeray...
Qoraal la dhigay Barta Laanta socdaalka Sweden ay ku leedahay internetka ayaa lagu shaaciyay yaraanshaha Qaxootiga imaanaya Dalka Sweden ee la filayo.
Sadaasha la sameeyay...
Sida shalay aan ku baahinay Somaliska Waxaa jira sharci cusub kaasi oo ula jeedkiisa uu yahay dib u dajinta loo sameenayo qofka lasiiyay sharciga...
Siyaasiga Jeff Ahl oo ka tirsanaa Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna ayaa iskaga baxay xisbigaasi.
Jeff Ahl ayaa Xisbiga waxaa uu u matalayay Barlamaanka Sweden waxana uu...
Dowlada Sweden ayaa dooneyaa in sharci daro lagu tilmaamo Cabista Sigaarka goobaha Muhiimka sida Banaanka goobaha la fadhiisto ,meelaha lagu sugo Basaska , goobaha...
Maamulka Magalada Malmö ayaa soo dhaweyay baaritaan lagu sameeyay qaabilaada iyo soo dhaweynta qaxootiga iska dhiiba magaaladaasi iyo qaabka loo siinayo guryaha.
Go.anka iyo Sharciyada...
Luuqada Swedhishka waa mid kamid ah Waxyaabaha ugu muhiimsan ee ku dhisan nolosha qofka aadanaha marka uu joogo gudaha Dalka Swedhan.
Qofka hela Sharciga waxaa...














