Home Wararka Maanta Dowlada Ruushka oo soo erisay Dublomaasiyiin Reer Sweden ah..

Dowlada Ruushka oo soo erisay Dublomaasiyiin Reer Sweden ah..

0

Dowlada Dalka Ruushka ayaa maanta oo Jimco ah u yeertay Dublamaasiyiin reer Sweden ah ee ku sugan Dalkaasi.

Wasiirka Arimaha Dibada Dalkaasi ayaa u yeeray wakiilada Sweden ee Safaarada ku taalla Dalkaasi waxana uu u sheegay in Dalka ka baxaan.

Lina Eidmark oo ka tirsan Safaarada ayaa sheegay in laga eryaya Ruushka isla markana arintaasi filayaan waqti walbo kadib shir.raaid uu qabtay.

Khilaafka Diblomaasi ayaana xoogeestay kadib markii Weerar loo adeegsaday sun uu ka dhacay Dalka Inagriiska kaasi oo khilaaf xoogan dhaliyay.

Wadamada Caalamka oo Sweden ku jirto ayaana kaga jawaabay in ay eriyaan Diblomaasiyiinta Dalalkaasi ku sugnaa ee Ruushka ka socday.

Ruushka ayaa isla maanta waxa uu eriyay ilaa 60 diblomaasi oo Mareykanka ka socda kuwaasi oo la amray in Dalka ka baxaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here