Home Wararka Maanta Kamuunada oo doonaya in la joojiyo Dadka ku dawarsada Wadooyinka..

Kamuunada oo doonaya in la joojiyo Dadka ku dawarsada Wadooyinka..

0

inkastoo Dalka sweden caadiyan loo ogolyahay dadka dawarsada ama tuuksada hada waxaa socota qorsho kamuunada ku doonayaan in la joojiyo hakinta dadka tuuksada.

ilaa 43 kamuun oo ku yaalla Sweden ayaa doonaya in la joojiyo tuuksiga wadooyinka iyadoo qaab sharci ah u maalmarinayaan xisbiyada dalka.

ku dhawaad 290 kamuun oo isla wadanka ah ayaa qalad u arka in la mamnuuco tuuksiga ama dadka ku dawarsada wadooyinka.

Qofka faqiirka waa in uu caawin weediista dadka mana jirto sabab arintaasi loo mamnuuco sidaasi waxaa sheegtay Ann-Sofie oo ka tirsan Xisbiga socialdemokraten.

badankood dadka sweden ayaa doonaya in la mamnuuco dadka dawarsada waxana lagu sheegay ilaa 60 boqolkii dadka doonaya arinkaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here