Saleh al-Arouri wuxuu ka mid ahaa saraakiisha ugu sarreeya marka la eego hoggaanka Xamaas – wuxuu ahaa hormuudka xagga siyaasadda iyo militarigaba.
Ninkan oo 57...
Farriinta sanadka cusub ee Israa’iil, afhayeenka ciidamada difaaca Israa'iil ee loosoo gaabiyo IDF ayaa waxa uu sheegay in la habeynayo ciidamada la geynayo furimaha...
Booliska Sweden ayaa xaqiijiyay in dad lugeynayay ay saaka oo Sabti ah ka heleen labo qof meyd labo goobood oo kala duwan oo ku yaala Stockholm.
Magaalada Bajarmossen...
Ciidamada milatariga Israa’iil ayaa weeraro cir iyo dhul isugu jira wali ka wada magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, waxa ayna doonayaan in ay soo...
Xoogagga Xamaas ee ku sugan Marinka Gaza ayaa maanta ganey gantaallo aad u tiro badan oo ku wajahan Israel.
Gantaalahan ayaa la sheegay inay kallifeen...
Deenishka ayey layaab ku noqotay kadib markii habeenkii sannadka cusub ay boqoradda Margrethe II ku dhawaaqday in ay is casishay.
Boqoradda kaliya ee dunida ka...
Waxaa maanta dhintay Yuusuf Salaama oo ahaa daaciga Masjidka Al-Aqsaa kaas oo ku geeriyooday weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen gurigiisa oo ku yaala...
Milateriga Maraykanka ayaa sheegay in mid ka mid ah maraakiibtooda dagaalka ee ku sugan Badda Cas uu burburiyay labo gantaal oo nooca ballistic-ga ah...
Kuuriyada Waqooyi ayaa wacad ku martay inay hawada sare u diri doonto saddex dayax-gacmeed oo cusub oo basaas ah, isla markaana ay dhisi doonto...
Madaxa gargaarka Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa bayaan uu soo saaray ku dhaleeceeyay kolonyo gargaar oo Qaramada Midoobay ah oo rasaas lagu soo riday...












