Friday, March 13, 2026
raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo maanta qabtay shir jaraa.id ayaa balan qaaday saro u qaadida lacagta ay qaateen dadka waayeelka (pensionen). dadka lacagta loo...
Maanta waa 30-ka April waa maalin dadka reer Sweden ay u dabaal dagaan ( Valborgsmässoafton. ) Caawa oo kale dadka waxay caado ama dhaqan u...
Dowlada Sweden ayaa wada qorsha wax looga badalayo dadka lixaadka la kuwaasi oo u baahan caawinta. Dowlada ayaa dooneysa in ay badasho sharciga LSS kaasi...
Sida ay sheegtay hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket waxaa lagu wadaa in la xiro goobaha lagu qaabilo qaxootiga badankooda. Arinta xiritaanka ayaana timid kadib...
Sida ay ku waramayaan booliska magaalada Västerås waxaa toogasho loo geestay qoys ku sugnaa guridooda. booliska magaalada Västerås ayaa hada bilaabay baaritaan la xiriira toogashada kadib markii...
Sida ay sheegeen warbaahinta Dalka Norway Asad Abdulle Caydaruus oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka somaliya ayaa isku dhiibay booliska dalkaasi. Asad ayaa lagu heestay...
Dowlada Sweden ayaa shaqada ka joojisay Madaxii hay.ada ceymiska kadib markii laantaasi la kulantay dhaleceyn xoogan. Ann-Marie Begler ayaa xilkaasi laga joojiyay kadib mudo sadax...
Iyadoo Bisha June lagu wado in Barlamaanka la marsiiyo qorshaha Dowlada Sweden ku dooneyso in sharciga lagu siiyo ku dhawaad 9 kun oo dhalinyarada...
Booliska caasimadda Oslo ee dalka Norway ayaa toogasho ka dhacday talaadadii eynu soo dhaafnay xaafadda H¯olmlia u baadi-goobaya wiil soomaali ah kaas oo lagu...
Dalka sweden waxaa hoos u dhacay goobaha caafimaadka iyo sida bukaanka uu ku helayo qaabilaad caafimaad oo deg deg ah taasi oo laga helayo...