Sunday, January 5, 2025
Wiil 16 jir Swedish ah ayaa ku xiray Denmark kaasi oo looga shakisan yahay isku day dil, dambiyo hub iyo isku day qaraxyo sida uu qoray TT. Wiilkan ayaa looga shakisan yahay inuu haystay labo bastoolad iyo labo bam gacmeed....
Lix ka mid ah shaqaalaha hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta ee Bariga Dhexe (UNRWA) ayaa lagu dilay laba weerar oo cirka ah oo Arbacadii ka dhacay magaalada Nuseirat ee badhtamaha Gaza. Hay'ada UNRWA ayaa ku warantay sidaasi sida...
Darawal Taksiile ah ayaa lagu Xukumay Afar sano oo Xabsi ah kadib markii uu kufsi u geestay Nin Naafo ah falkan oo ka dhacay Koonfurta Caasimada Stockholm. Ninka Naafada ah ayaa Macmiil ahaan u soo raaca Taksiilaha Maalin Walbo waxana...
Madaxii hore ee Bangiga Swedbank ayaa lagu xukumay Xabsi halsano iyo labo bilood kadib markii lagu helay musuq-maasuq bangiga ah. Maxkamada Svea oo dhageesatay dacwada Birgitte Bonnesen ayaa ugu danbeyn gaartay xukunka. Birgitte Bonnesen ayaa sanadkii 2019 fududeesay lacago sharci daro...
Sida ay qorayaan warbaahinta Germalka Dowlada dalkaasi ayaa la wareegtay Xaruumaha Qaxootiga ee dowlada UK ka dhistay Dalka Rwanda. Germalka ayaa qorsheenaya in Qaxootigiisa uu u raro dhanka Rwanda si ay halkaasi Qaxootiga ugu soo kala saartay kuwa xaqa u...
qoysas badan oo caruur leh ayaa laga saaraya guryahooda taasi oo walaac gelinaysa gudoomiyaha ururka kiraystayaasha Marie Linder. oo u warantay warbaahinta TT. Qoysas badan ayaa laga saaray guryahooda sabab ay ugu weentahay xaalada dhaqaale ee heysata qoysaskaasi - Waa koox...
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa lagu arkay Arlanda caawa fiidkii, sida uu sheegay Aftonbladet. Waa maalintii seddexaad oo xiriir ah oo qaylo dhaan ka soo yeerto garoonka diyaaradaha. - Waxaan xaqiijin karnaa in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn la arkay. Waxay...
Ukraine ayaa 70 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weerartay saacadihii hore ee maanta caasimadda Ruushka ee Moscow iyo nawaaxigeeda Waxaa la sheegay inuu hal qof ku geeriyooday burbur gaaray dhisme ay dad rayid ah degganaayeen oo ku yaalla degmada  Ramenskoye...
Ra'iisul Wasaare Ulf Kristersson (M) ayaa soo bandhigay Xubnaha kamid Noqondoona wasiirada cusub - iyo kuwa bedelaya xilalka wasiirnimo ee horay u hayeen.. Jessica Rosencrantz (M),  oo 36, sano jir ah ayaa noqon doonta wasiirka cusub ee Midowga Yurub iyo...
Iswiidhan waxaa ka muuqda isbeddello cimiloeed oo aan caadi ahayn, iyadoo la filayo in waddanku uu diiwaangeliyo heer kulkii ugu sarreeyay ee Sebtembar . Roobab mahiigaan ah oo da’ay ka dib, cadaadiska hawada sare ayaa hadda ku soo wajahan dalka, taasoo...