Hoggaamiyeyaasha xisbiga Socialdemokraterna iyo xisbiga Moderaterna ayaa maanta oo Isniin ah bilaabay wadahadallo ku saabsan natiijada doorashada iyo fursadaha lagu dhisi karo dowladda cusub,...
Xisbiga Center-ka ee Sweden ayaa jebiyey aamusnaantii uu ka haystay arrinta dhismaha dowladda kadib doorashada, isagoo sheegay inuu diyaar u yahay inuu wada-hadallo la...
SWEDEN: Booliiska Sweden ayaa maanta oo Isniin ah bilaabay olole dheeraad ah oo lagu kormeerayo xawaaraha gaadiidka, kaas oo ka socda guud ahaan dalka...
Tirinta codadka doorashada Sweden ayaa habeenkii oo dhan ahayd mid aad isugu dhow. Saacaddu markay ahayd 05:08, xisbiyada mucaaradka ayaa haystay 176 kursi, halka...
Natiijooyinka hordhaca ah ee doorashada Sweden, kadib markii la tiriyey codadka kala bar goobaha codbixinta, ayaa muujinaya tartan aad u adag oo u dhexeeya...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, isagoo u sheegay inuu doonayo in si degdeg ah loo...
London, UK — In ka badan 1,000 duulimaad ayaa lagu baajiyay garoomada diyaaradaha ee Britain, kaddib cilad farsamo oo ku timid nidaamka maaraynta duulimaadyada...
Sweden: Maanta waxaa dalka Sweden ka bilaabatay maxkamadeynta hooyo lagu eedeeyay inay gabadheeda oo 14 jir ah u guurisay nin 20-meeyo jir ah, xilli...
Oslo, Norway — Garoonka diyaaradaha Gardermoen ee ku yaalla meel ka baxsan caasimadda Oslo ayaa la xiray subaxnimadii hore ee Axaddii, kadib markii ay bilaabatay...
Västerås, Sweden — Hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii nin dhalinyaro ah oo seef watay uu weerar ka...















