Tuesday, April 7, 2026
Sanadkii hore Waxaa Sweden ka dhacay weeraro loo geestay masaajidyada ku yaalla dalka. Masaajidyada ayaa loo geestay Weeraro iskugu jira Dab la qabadsiiyo, darbiyada Masjidka...
Somaliska 12 May = gudaha Dalka Sweden qeybo kamid ah waxaa ka dhashay Dab kaasi oo si iskiisa u bilowday. Dhalashada Dabka ayaa keentay Kuleelka...
Dekeddaha Talyaaniga waxaa loo diiday Markab soo badbaadiyey in ka badan 600 Muhaajiriin. Dowladda cusub ee Talyaaniga waxay la kowsatay inay dalkeeda u diido inuu...
Somaliska 10 May = Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay Sharci Cusub kaasi oo loogu tala galay waalidka kuwooda ku jira xiliga hooyada ay leedahay...
Mudo dheer oo dood ka taagneyd indho Shareerka ama Niqaamka ugu dabneyn Barlamaanka Dalkaasi Norway ayaa u codeeyay Mamnuucida indho shareerka ee goobaha qaarkood. Sharciga...
ugu dabneyn Barlamaanka Dalka Sweden ayaa la horgeeyay sharci cusub kaasi oo Dowlada Sweden dhawaan shaacisay. Sharciga ayaa dhigaya in Fursad la siinayo dhalinyaro badan...
Hoggaamiyaha Dalka Austria, Sebastian Kurz, ayaa Maanta oo Jimca ah shaaca ka qaaday inay Dowladdiisu xidheyso Toddoba masjid, 40 Imaamna ay Dalka ka saari...
Abaaro 00.39 am ee Xalay waxaa weerar toogasho ah uu ka dhacay xaafada Tensta ee ku taalla waqooyiga galbeed ee Caasimada Stockholm. Weerarka oo ahaa...
Wasiirka arrimaha gudaha ee waddanka Austria ayaa waxa uu sheegay in qofki sharciga qaxoontimada ee waddanka heysta ee dib ugu laabtay dalkii uu asal...
Sweden oo kamid ah wadamada ugu wanaagsan dhanka qaxootiga ayaa markan u muuqata mid kamid noqoneysa wadamada ugu liita dhanka qaxootiga. Badankooda waxaa la adkeeyay...