xisbiga Centerpartiet oo kamid ah xisbiyada sida aadka ugu jira doorashada ayaa sheegay in uu diirada saarayo xaquuqda dadka lixaadka laheen kuwaasi oo u baahan...
iyadoo doorashada sweden ka harsantahay maalmo qura xiliga ay soo dhamaaneyso waxaa balamo cusub soo bandhigay xisbiga Socialdemokraterna oo sheegay in waalidka la siinayo maalmo...
Xisbiga Sverigedemokraterna ee ku caanbaxay dhanka cunsuruga ayaa ku dhawaaqay go.an adag kaasi oo saameyn ku yeelanaya dhanka qaxootiga dalka imaanaya.
Sharciga ama go.anka ayaa quseeya...
habeenkii xalay waxaa dab la qabadsiiyay labo xafiisyo kuwaasi oo dab la dhexdhigay sida uu sheegay booliska.
abaaro 02.35 ee xalay saqdii dhexe ayaa taahir la...
Dowlada Norway ayaa markii ugu horeesay qeexday go.an ku aadan qofka muwaadinka ku sugan dalka in uu qaadan karo dhalasho labo dal.
arintaasi oo dood...
sida warbaahinta shaacisay wiil dhaliyaro ah ayaa lagu toogtay caasimada labaad ee dalka sweden Gotenborg sida uu ku waramayo joornalka Aftonpladet.
Toogashada ayaa ka dhacday...
Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeed ku aadan guurka dhalaanka sweden soo gaaray kuwaasi oo qaabab kala duwan ku soo gaara.
Sharciga ayaa dhigaya...
Dilka Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa xalay waxa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Magalada Toronta ee dalka Canada,waxaana la sheegay in dilkiisa tooreey loo adeegsaday.
Muwaadinka...
Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna ayaa soo jeediyay in la joojiyo dadka heesta labada dhalasho ama baasaboor ee ku sugan dalka sweden.
hadalka Xisbiga ayaana dood adag...
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa sheegay in uu doonayo lacag dheeraad ah oo la siiyo ciidanka Difaaca Sweden sida uu sheegay Wasiirka difaaca Peter Hultqvist.
Waxa uu sheegay in...















