Dowlada Sweden ayaa dooneysa in hoos loo dhigo sharuudaha lagu xiray caruurta kaligii socodka kuwaasi oo dalka sweden u joogo qaab magangaldoon ah hadii qorshahaasi uu dhaqan galo waxaa sharciga heli kara caruurta kaligii socodka.
Qorshaha dowlada ayaa ku aadan...
Xafiiska Shaqada Ee Arbetsförmedlingen ayaa soo gudbiyay dhaleeceen ku aadan dad badan oo xanuunsan waqti dheer kuwaasi oo lagu qasbay in ay shaqo raadsadaan.
Maria Kindahl oo ka tirsan xafiiska Shaqada qeybta Baxnaaninta Shaqada ayaa sheegay iy Xafiiska Shaqada yimaadeen Dad...
Siyaasada Dalka Norway ayaa wali waxaa ka taagan muran ka dhashay sawirkii wasiirka cadaalada ay soo dhigtay barteeda Facebook-ga kaasi oo dood dhaliyay.
Xisbiyada Norway ayaana badankooda isku raacay in mooshin laga gudbiyo wasiirada cadaalada taasi oo maalinta bari la...
Xibiga Sverigedemokraterna ayaa markale soo bandhigay waxybaaha ugu muhiisan ee diirada saarayo marka ay timaado doorashada dhawaan la filayo.
Qodobada diiraada uu saarayo waxaa kamid ah Adkeynta qaxootiga hadii uu ku guuleesto doorashada dhaceysa bishada semtemper ee soo socta taasi oo...
Waxaa la filayaa in dib loo celiyo Xisaab Xirka ku aadan Laanta Canshuuraha ee sanadkii 2017 waxaana loo celindoonaa qaab casri ah oo digital ah.
Hay.ada laanta Canshuuraha Sweden ee Skatteverket ayaa sheegtay in ku dhawaad 2.2 milyan ay xisaabta...
Dowlada Norway ayaa soo bandhigtay dhawaan Qoomiyadaha qaatay Basaboorka Dalkaasi ee noqday norwijiyaan.
Dowlada ayaa sheegtay in 12,500 oo dad ah ay qaateen baasaboorka muwaadinimo sanadkii lasoo dhaafay taasi oo u dhigan boqolkiiba 59 %.
Somalida ayaa Noqday Dadka qaatay dhalashada Dalkaasi...
Waxa sii socda Balad qaadyada xisbiyada Dalka ay u jeediyaan bulshada taasi oo ku aadan doorashada dhawaan dhaceysa.
Xisbiga Sverigedemokraterna ee Cunsuriga ayaa soo bandhigay maanta hindise ama Sharci soo jeedin ku aadan lacag loogu tala galay waalidka u dhasha cunugooda...
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa ku jira Dadaalkiisa ku aadan sidii uu doorashada sanadkan ugu guuleysan lahaa waxana uu soo bandhigay qorshihiisa ku aadan doorashada iyo sharciyada cusub.
Sharciyada cusub ee uu soo gudbiyay waxaa kamid ah in qofka Sharuud looga dhigo in...
dood ayaa ka dhalatay sawir ay isticmaashay wasiirada cadaalada dalka Norway oo ku saabsan kooxda shabaab.
Sawirka ayaa dooda ugu weyn waxaa ay ka dhalatay kadib markii ay wasiiradaasi ay u isticmaashay dhanka facebook-ga maaalinta jimcaha iyadoo aan kasoo xigan...
inkastoo ay goor danbe ay shaacisay raagalin ku aadan sawir ay isticmaashay wasiirad ka tirsan norway ayaa dhalisay dood ku aadan sababta ay sawir u isticmaashay iyadoo aan soo marin wax ogolaansho ah.
Wasiirada Cadaalada Norway ayaa sawirkan waxay u...