Iyadoo Dowlada Norway gaar ahaan laanta Socdaalka Dalka Norway ee UDI shaacisay qiimeyn ay ku sameeneyso 1400 kun oo Qaxooti heesta daganaanshaha Dalkaasi ayaa...
Dowlada Sweden ayaa ka hadashay markab ku xayiran dalka taliyaaniga kaasi oo sida ku dhawaad 170 ruux oo qaxooti ah.
Dadkaasi oo laga soo badbaadiyay...
dhoor gawaari ayaa dab la qabadsiiyay kuwaasi oo yaalay goob gawaarida la dhigto habeenkii xalay.
ku dhawaad 7 gawaari ayaa lagu shiday dab booliska ayaana...
Sida lagu wado kooxda naaziyiinta ee lagu magacaabo NMR ayaa dhigaya banaanbax maalinta sabtida ee nagu soo wajahan.
Kooxda ayaa la siiyay ogolaansho muujinaya in ay...
kadib doorashadii ka dhacday dalka taliyaaniga waxaa isbadalay hanaanka qaabilaada qaxootiga dalkaasi sida soo dhaweynta qaxootiga dalkaasi ku gaara doonida iyo kuwa lasoo badbaadiyo.
dadkii...
dadka ku sugan koonfurta Caasimada Oslo iyo sidoo kale dhulka islands ayaa loo diray fariimo ku aadan in ay iska kariyaan biyaha ay isticmaalayaan.
Fariimaha ayaa...
Raisal wasaaraha Denmark ayaa soo jeediyay sharci cusub kaasi oo ku aadan qaxootiga ku sugan dalkaasi ee heesta sharciga.
Sharciga ayaa dhigaya in Dowlada dalkaasi...
Xisbiyada isbaheystay ee Dalka sweden ayaa isku raacay dhoor sharci kuwaasi oo ku aadan dhanka caruurta ajaanibta ah.
Xisbiyada ayaa doonaya in dhaman caruurta Qaxootiga...
xalay fiidkii waxaa magaalada Uppsala lagu dilay wiil dhalinyaro ah kaasi oo u dhintay dhaawac soo gaaray.
Wiilkaasi oo 17 sano jir ah ayaa lagu...
inkastoo ay adagtahay fulinta qodobkaasi hadana Wasiirka Cadaalada iyo Amniga Dalka Norway ayaa warbaahinta u sheegay in uu doonayo joojinta lacagta la siinayo ama...













