Thursday, January 16, 2025
Qoraal la dhigay Barta Laanta socdaalka Sweden ay ku leedahay internetka ayaa lagu shaaciyay yaraanshaha Qaxootiga imaanaya Dalka Sweden ee la filayo. Sadaasha la sameeyay ayaa qaarkood laga ogaaday Dadka u imaanaya Dalka Qaabka magangalyo raadiska oo hoos u dhacay...
Sida shalay aan ku baahinay Somaliska Waxaa jira sharci cusub kaasi oo ula jeedkiisa uu yahay dib u dajinta loo sameenayo qofka lasiiyay sharciga Dalka Sweden ee u baahan guri uu dago. Sharcigan cusub oo uu soo dhaweeyay Maamulka Magaalada...
Siyaasiga Jeff Ahl oo ka tirsanaa Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna ayaa iskaga baxay xisbigaasi. Jeff Ahl ayaa Xisbiga waxaa uu u matalayay Barlamaanka Sweden waxana uu aaminsanyahay in Xisbigooda oo la midnoqday Xisbiga Moderaterna, Siyaasigan ayaa la filayaa in uu ku biiro xisbi...
Dowlada Sweden ayaa dooneyaa in sharci daro lagu tilmaamo Cabista Sigaarka goobaha Muhiimka sida Banaanka goobaha la fadhiisto ,meelaha lagu sugo Basaska , goobaha lagu ciyaaro iyo Waliba Goobaha Tareenada. Xisbiyo badan oo ku jira Barlamaanka ayaa arintaasi kasoo horjeeda...
Maamulka Magalada Malmö ayaa soo dhaweyay baaritaan lagu sameeyay qaabilaada iyo soo dhaweynta qaxootiga iska dhiiba magaaladaasi iyo qaabka loo siinayo guryaha. Go.anka iyo Sharciyada Cusub waxaa kamid ah soojeedinta in Qaxootiga la dajiyo xaruun gaar ah mudo ku dhow...
Luuqada Swedhishka waa mid kamid ah Waxyaabaha ugu muhiimsan ee ku dhisan nolosha qofka aadanaha marka uu joogo gudaha Dalka Swedhan. Qofka hela Sharciga waxaa qasab ku ah in uu dhameeyo luuqada si uu wadanka u dhexgalo sida waxbarashada ama...
Hay.ada ka hortaga Dambiyada dalka Sweden ee Brå ayaa soo saartay  tirakoobka ay ku sameesay dadka dhintay sanadkii 2017 ee aan kasoo gudubnay. Tirada dadka dhintay ayaa lagu sheegay kuwii ugu badnaa Dalka tan iyo sanadkii 2002 markaasi oo la...
Maalinta isniinta ee shalay waxaa Magaalada Malmö laga maqlay rasaas u muuqata toogasho taasi labo mar laga maqlay Magaalada. Toogashada 1 aad ayaa dhacday abaaro 17:15 Xiliga Sweden waxana markaasi la toogtay wiil dhalinyaro oo 21 sano jir ah. 21 sano...
Dowladaha Maraykanka, Canada, Ukraine iyo afar iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay inay dalalkooda ka eryayaan boqolaal dublomaasi oo Ruush ah. Go’aankan ayey sabab uga dhigeen weerarkii sunta habdhiska dareen wadka...
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa doonaya in iskuulada Qaarkood ee Dalka Sweden laga Mamnuuco isticmaalka Taleefanada. Wasiirka Dhaqaalaha Magdalena Andersson iyo Wasiirka Tacliinta Sare iyo Waxbarashada Anna Ekström ayaa kasoo horjeeda mamnuucida taleefanka iyagoo u arka muhiimad inta lagu guda jiro waxbarashada. xisbiga ayaa doonaya in Mobilada laga...