Monday, March 30, 2026
doorashada sweden ayaa mareysa meel wanaagsan waxana dadka badankooda dhiibanayaan codka doorashada oo labo ah. Dadka heesta sharciga daganaansha ayaa dhiibanaya hal cod oo kaliya...
doorashada sweden ayaa mareysa meel wanaagsan waxana dadweynaha reer Sweden ka qeyb qaadanayaan codkooda. lama shaacin karo xiligan xisbiga ku horeeya doorashada hase yeeshee dadweynaha...
banaanbaxyo xoogan ayaa ka socda dalka Germalka kuwaasi oo dhigayaan kooxaha cunsuriyiinta midigta fog ee kasoo horjeeda qaxootiga dalkaasi. Banaanbaxa oo iskugu soo baxeen kumanaan...
xisbiga Centerpartiet oo kamid ah xisbiyada sida aadka ugu jira doorashada ayaa sheegay in uu diirada saarayo xaquuqda dadka lixaadka laheen kuwaasi oo u baahan...
iyadoo doorashada sweden ka harsantahay maalmo qura xiliga ay soo dhamaaneyso waxaa balamo cusub soo bandhigay xisbiga Socialdemokraterna oo sheegay in waalidka la siinayo maalmo...
Xisbiga Sverigedemokraterna ee ku caanbaxay dhanka cunsuruga ayaa ku dhawaaqay go.an adag kaasi oo saameyn ku yeelanaya dhanka qaxootiga dalka imaanaya. Sharciga ama go.anka ayaa quseeya...
habeenkii xalay waxaa dab la qabadsiiyay labo xafiisyo kuwaasi oo dab la dhexdhigay sida uu sheegay booliska. abaaro 02.35 ee xalay saqdii dhexe ayaa taahir la...
Dowlada Norway ayaa markii ugu horeesay qeexday go.an ku aadan qofka muwaadinka ku sugan dalka in uu qaadan karo dhalasho labo dal. arintaasi oo dood...
sida warbaahinta shaacisay wiil dhaliyaro ah ayaa lagu toogtay caasimada labaad ee dalka sweden Gotenborg sida uu ku waramayo joornalka Aftonpladet. Toogashada ayaa ka dhacday...
Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeed ku aadan guurka dhalaanka sweden soo gaaray kuwaasi oo qaabab kala duwan ku soo gaara. Sharciga ayaa dhigaya...