Wednesday, April 1, 2026
Isbuucii lasoo dhaafay Waxaa Magaalada Örebro ka dhcay Toogasho loo geestay Labo Qof. Labada Qof ayaa weerarka ku dhaawacmay kuwaaasi oo soo gaaray dhaawac halis...
Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa kulan la qaatay Hogaamiyaasha Xisbiyada isagoo isku dayaya Sidii loo dhisi lahaa Dowlada Cusub. kulanka uu la qaatay Hogaamiyaasha ayaa...
Dad badan oo ku sugan Dalka kuwaasi oo aan heysan lixaadka ( unktionsnedsättningar ) ama qaba curada kala duwan ayaa ku adkaata helista Shaqooyinka...
Waxaa maanta bilaabatay kulanka afayeenka Barlamaanka Sweden uu la qaadnaayo hogaamiyaasha Xisbiyada Dalka oo aan wali ku heshiin cida hogaamineysa Dalka. Kulanka ugu horeeya ayuu...
Peter Madsen oo kasoo jeeda Dalka Denmark isla markana lagu eedeeyay dilka wariye kasoo jeedda Dalka Sweden ayaa markale lagu xukumay 'xabsi noloshiisa. peter ayaa...
Qaar kamid ah Xisbiyada Garabka Midig ayaa la fajacay hadal kasoo yeeray Hogaamiyaha Xisbiga KD  Ebba Bush kaasi oo sheegaya in taageero laga helo Xisbiga...
Afayeenka Barlamaanka Sweden ee dhawaan la doortay ayaa bilaabaya sidii Xisbiyada Dalka uu kala hadli lahaa cida mataleysa Hogaanka dalka kadib markii xilkaasi laga...
Xisbiyada labada dhinac ee isbaheestay ayaana wali ku heshiinin dhismaha Dowlad wadajir ah waxana dhinac walbo ay doonayaan in dhankoodo dowlad soo dhisaan. Si Garab...
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson oo looga baxay doorashada Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Sweden ayaa ka hadlay Dhismaha Dowlada Cusub. Jimmie Åkesson ayaa sheegay in uusan...
Raisal wasaaraha Dowlada Sweden Stefan Löfven ayaa codka kalsoonida Barlamaanka ka waayay Xubnaha Barlamaanka taasi oo horay loo saadaaliyay. Stefan Löfven ayaa kulanka Barlamaanka kadib qabtay...