Home Wararka Maanta Örebro 16 Sano jir loo xiray Labo Qof oo halkaasi lagu toogtay.

Örebro 16 Sano jir loo xiray Labo Qof oo halkaasi lagu toogtay.

0

Isbuucii lasoo dhaafay Waxaa Magaalada Örebro ka dhcay Toogasho loo geestay Labo Qof.

Labada Qof ayaa weerarka ku dhaawacmay kuwaaasi oo soo gaaray dhaawac halis ah.

Booliska Magaalada Ayaa weerarka u soo qabtay 16 sano lagu eedeeyay in uu weerarka uu ka danbeeyay.

16 sano jirkaasi oo dhankiisa hadlay ayaa iska fogeeyay eedeynta waxana uu sheegay in uu yahay qof dulman.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here