Friday, January 17, 2025
Wiil dhalin yaro ah ayaa lagu dilay Caasimada Sadaxaad ee Wadanka Sweden kaasi oo u dhintay toogasho loo geestay. Weerarka ayaa ka dhacay Nawaaxiga Rosengård halkaasi oo laga maqlay rasaas kala duwan. Qofka la toogtay ayaa lagu sheegay 20 sano jir waxana...
Waaxda Ammaanka Gudaha ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay inay dadka Soomaalida ee ku nool dalkaasi loo cusbooneysiin doono waraaqaha KMG ee loo yaqaano TPS Ilaa 499 qof oo Soomaali ah oo haysata Dukumentiga Nidaamka Badabaadinta KMG ee (Temporary Protected Status (TPS)...
Midowga Yurub oo Joojinaya Qaxootiga Ka Imaanaya Qaarada Africa ee soomara Bada. Kulan u dhaxeeya Wasiirada Midowga Yurub oo ka dhacay Wadanka Austria Isbuucii hore ayaa loo hadlay Sidii loo joojin lahaa Qaxootiga ka imaanaya Qaarada africa. Wasiirada ayaa kulankooda isku...
Gabar Soomaaliyeed oo kunool dalka Norwey ayaa kamid noqotay Taksiilayaasha ka howlgala dalkaasi, waxaana gabadhan oo xiran xijaab iyo dhar asturan soo jiidatay Warbaahinta dalka Norwey. Shugri Axmed oo gabar Soomaaliyeed ah ayaa shaqo ka heshay shirkada Takaasida ee Din...
Dowlada Sweden ayaa dooneysa in ay joojiso kooxaha Cunsuriyiinta ee dalka ka jira sida kooxda NMR ee Naziyinta. Go.anka Dowlada ayaa yimid kadib markii Kooxda Naziyiinta loo ogolaaday Barnaamijka Siyaasada ee Almedalen kaasi oo dad badan ka caroodeen. Dad badan oo...
Maxkamad ku taalla dalkaasi waxaa la soo taagay Haween Soomaali ah oo lagu eedeeyey inay 2 ka mid ah Gabdhaheeda ay  u kaxaysay Somalia iyo Ethiopia si ay ugu soo gudo Gudniinka Fircooniga ee FGM muddadii u dhexeysay 2013-kii...
Munaasbad lagu qabtay magaallada Nairobi oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya danjire Axmed Ciise Cawad iyo Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayuu ku sheegay safiirka Norway u fadhiya Kenya danjire Victor C. Rønneberg in hal sano...
Wasiirka oo lagu magacaabo Horst Seehoferayaa qarka u saaran in shaqada laga cayriyo, kadib, markii uu hadal jeesjees ah sheegay markii la soo gaarsiiyey in Magan-gelyo-doon  u dhashay dalka Afganitan oo ka mid ahaa 69 qof oo laga masaafuriyey Jarmalka...
Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ayaa shaacisay Tirada Qaxootiga kuwaasi oo helay Basaborka weyn ee Muwaadinimada iyo wadamada ugu horeeya. Laanta Socdaalka ee Migrationsverket ayaa sheegtay in ku dhawaad 25,000 kun oo qof ay heleen Basaborka weenka ee loo yaqaano (medborgare) kuwasi...
Hogaamiyaha Xisbiga sverigedemokraterna oo ka hadlay Almedalen isagoo Hadalkiisa kaga hadlay xaalada Sweden iyo in ay sii xumaatay. Jimmie Åkesson ayaa khudbadiisa kaga xaalada Qaxootiga Sweden iyo danbiyada ka dhaca Dalka sidii wax looga qaban lahaa. '' Xisbiyada kale waxay bur burinayaan Dalka...