Tuesday, August 11, 2026
Maalinta Jimacada aan soo dhaafnay galabkeeda Booliska Magaalada ayaa helay meydka Qof la aaminsanyahay in uu yahay wiil 12 sano jir ah oo la...
Afayeenka Barlamaanka Dalka Sweden Andreas Norlén ayaa maanta oo isniin ah la hadlay warbaahinta isagoo ka hadlay Raisal wasaaraha cusub ee arbacada loo codeenayo Ugu...
Dhawaan Xafiiska Shaqada Dalka Sweden ee Arbetsförmedlingen ayaa soo saaray Warbixin ee ku sheegay in Dadka ku cusub Dalka ay heleen Shaqooyin iyo Waxbarasho...
Xaalada Dalka Suuriya oo soo hagaageysa iyo madaxweynaha Dalka si oo hantay badi Gobolada Dalka ayaa keentay in Qaxootiga Dalkaasi ay ku laabtaan Dalkooda. Qaxootiga...
Iyadoo Dowlada Dalka Norway gaar ahaan Maxkamada Labaad ee Dalkaasi ay diiday Racfaanka Mahad Abiib ayaa waxaa Qareenkiisa uu la hadlay Talafashinka TV2. Qareenka Mahad...
Maxkamad ku taalla Dalka Norway ayaa markale go.an ka gaartay Mahad Abiib oo ahaa dhibane laga ceshtay Sharciga Dalka norway oo uu heestay. Maxkamada Labaad...
Nin Asalkiisu Soomaali yahay oo  magaciisa lagu sheegay Mohamed Khalif ayaa weerar loo adeegsaday mindi waxa uu ka geestay bartamaha magaalada Melbourne ee dalka...
ku dhawaad 2000 kun qof ayaa ka qeyb qaadanaya raadinta wiil 12 sano jir ah kaasi oo labo maalin kahor la waayay. booliska magaalada oo...
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa 14 November u codeenaya Ulf Kristersson oo isku dayidoona Codeenta Barlamaanka kadib markii afayeenka Barlamaanka uu ku dhawaaqay arintaasi. Gudoomiyaha hogaamiya...
inkastoo Xisbiga Demokraterna uu kaalinta ugu horeeso ka galay codeento ugu badan caasimada Götenborg isla markna kaalinta labaad ay galeen xisbiga Socaildemokraterna ayaa dhanka...