Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén oo kulan la qaatay Gudoomiyaasha Xisbiyada ayaa kulanka kadib la hadlay warbaahinta.
Shirkiisa jaraa. id ayuu kaga hadlay Kulanka uu la...
Meydadka labo gabdhood oo Soomaali ah oo la la’aa tan iyo maalintii Jimcaha ayaa laga helay haro kutaala magaalada Cheska ee duleedka magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka.
Gabdhahan...
kadib markii uu fashil soo wajahay Xisbiga M oo isku dayay in uu soo dhismo dhismaha dowlada Cusub ee lafilayo ayaa dhanka kale waxaa...
Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson ayaa shalay oo axad ah qabtay shir jaraa.id isagoo kaga hadlay iskudaygiisa dhismaha dowlada Cusub.
Waxa uu sheegay in uu...
toogasho ayaa xalay ka dhacday magaalada Eskilstuna kaasi oo loo geestay qof nawaaxiga Östermalm.
Weerarka oo ka dhacay nawaaxiga Östermalm ayaa dadka deegaanka waxay maqleen rasaas kala...
Dowlada Sweden gaar ahaan Wasaarada Arimaha Dibada ayaa ka hadashey dil loo geestay wariye kasoo jeeda Dalka Sacuudiga oo lagu magacaabo Jamal Khashoggi .
Wariyaha oo...
Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson ayaa maanta la filayaa in uu ka laabto qorshaha uu iskugu dayayay in uu soo dhiso dowlad cusub sida...
kadib shir jaraa.id oo ay qabteen labada xisbi ee kala ah Centerpartiet och Liberalerna ayay si rasmi ah kaga soo horjeesteen Qorsho uu dhawaan bartiisa...
Xisbiga Liberalern ayaa kasoo horjeestay Qorshe uu soo bandhigay Xisbiga Moderate oo ahaa Dowlad noqoneysa 3-2-1 isagoo intaasi ku daray in uusan aaminsaneen Dowlad ka...
Fardosa Abdi Farah oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Somaliya isla markana ku nool dalka Sweden ayaa ku guuleesatay in ay iska jarto 11...
















