Maalinta Axada ee dhamadka isbuucan ayaa la filayaa in Hal Saac dib loo dhigo Waqtiga Caadiga madama la galayo Xiliga Jiilaanka ee loo yaqaano...
Wadamada Finland iyo Sweden ayaa kala badalan waqtiga Saacada ee Zone lakin waxaa dhici karta in isku waqti noqdaan hadii Barlamaanka Yurub uu ansixiyo...
Sida uu xaqiijiyay Warbaahinta SVT Hogaamiyaasha Xisbiyada S iyo M ayaa saaka yeeshay kulan gaar ah.
Ulf Kristersson ayaa hogaamiyaha Xisbiga Moderateka ayaa kulankaasi u...
Ayada oo koox muhaajiriin ah oo ka yimid dalalka bartamaha Amerika ay kusoo socdaan xuduudda waqooyi ee Mexico, ayaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxa...
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa hogaamindoona Degmada Sölvesborg isagoo wadajir la ah Xisbiyada kale ee Moderaterna, Kristdemokraterna iyo xisbiga yar ee SOL.
Louise Erixon oo ka tirsan Xisbiga Sverigedemokraterna...
Haweyne ku nool magaalada Bergen ayaa lagu wadaa in maxkamad lasoo taago kadib markii ay isir naceyb kula dhaqaaqday Gabar Somali ah isla markana...
Dowlada Dalka France ayaa sanadkii 2010 si rasmi ah u mamnuucday Niqaamka ama Indho-shareerka.
tan iyo Xiligaasi waxaa la ganaaxay labo hawyn ah kuwaaasi oo...
inkastoo wali aysan Muuqan Xisbiga hogaaminaya Dowlada Cusub ee lasoo dhisayo hadana Dowladii hore ayaa ku hoolan lacagta dowlada isticmaaleyso sanadka danbe.
Dowlada ayaa xooga...
Stefan Löfven ayaa ka hadlay dilka Wariye Jamal Khashoggi oo lagu dilay wadanka turkiga kaasi oo caalamka laga hadal hayo dilkiisa.
Stefan ayaa sheegay in waxa...
tan iyo maalinta Jimcaha Booliska Dalka norway ayaa shaaciyay muuqaalo 20 sano jir kasoo jeeda Dalka sweden kaasi oo dil ka geestay Caasimada Dalka...














