Dowlada Denmark ayaa soo saartay arin lala wada yaabay taas oo ah in qaxootiga haysta diidmada sharciga Denmark iyo dadka danbiyada gala ay geynayso...
Shacabka Fransa ayaa sii wadaya dibad-baxyada dawladda Faransiiska looga soo horjeedo. Toddobaadkan, qiyaastii 100,000 kun oo qof ayaa lagu soo bandhigay dhowr magaalo oo...
Kumanaan carruur ah oo ku nool dalka Iswiidan ayaanan tagin dugsiga sida lagu ogaadya baaritaan la sameeyay.
In ka badan shan kun oo carruur ah...
Hogaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna Stefan Löfven ayaa helay waqti dheeraad ah si uu u helo taageero uu ku noqonayo ra'iisal wasaaraha sweden sida uu sheegay...
Wararka ka imaanaya Magaalada Columbus ee Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in shil gaari oo halkaasi ka dhacay ay ku dhinteen labo gabdhood oo Soomaali ah...
Mahad Abiib oo ah Muwaadin kasoo jeeda Dalka Somaliya ayaa ugu danbeyn Dowlada Norway ka dalbaday in deg deg uga celiyaan Dalka ay ku...
xisbiyada kala ah Miljöpartiet iyo socialdemokraterna ayaa hogaaminayay mudo afar sano ah Dowlada Sweden waxana Markale uu Xisbiga Miljöpartiet ku celiyay in uu doonaya...
Madama uu bilowday Xiliga Finterka ( Vinterka ) ama Qaboobaha ayaa la filayaa in wadanka oo idil ay ka da.aan baraf xoogan.
Barafka kahor ayaa...
Labada Xisbig ee kala Ah Centerpartiet iyo Liberalerna ayaa u muuqda kuwa taageeraya Xisbiga Socaildemokraterna hadii uu buuxiyo Sharuudahooda.
labada Xisbiga ayaa soo jeediyay isku...
17 Sano jir lagu heesto Dilkii ka dhacay Maqaaxi ku taalla Xaafada Rinkbey ayaa lagu riday xukun la xiriira dilkaasi.
Dilka oo dhacay Bishii Janaayo...














