Wednesday, January 15, 2025
ku dhawaad 132 wadan ayaa ka qeyb galay abaal marinta degmada ugu wanaagsan dhanka deegaanka ee caalamka waxana qaaday Degmada Upsala ee Wadanka Sweden. Sababaha keenay in Upsala ku guuleesato abaalmarintaasi ayaa ah kadib markii magaalada laga diiwaangaliyay Basakiilada iyo...
Sida saaka lagu qoray joornaalka Dagen nyheter xisbiyada isbaheestay ayaa ugu baaqay Stefan löfvan casuumaad ku aadan dhismaha Dowlad wadajir ah. Stefan löfvan ayaa shir jaraa.id ku qabtay magaalada Rosenbad halkaasi uu kaga jawaabay hadalka kasoo baxay xisbiyada kasoo horjeeda...
aroornimadii saaka xisbiyada isbaheestay ayaa casuumaad u diray xisbiga socialdemokraterna taasi oo ku aadan sidii loo dhici lahaa dowlada dhameestiran oo wadajira ah. casuumaada ayaa la xiriirta sidii looga hadli lahaa dowlad wadajirka ah waxana wada diray afarta xisbi ee...
isbadalka ka jira qaarada yurub ee dhanka sharciyada waxa uu sameyn xoogan ku yeeshay dalka norway oo xiligan sameeyay sharciyo badan oo dhanka soogalootiga dalkaasi ku sugan. Hay.ada laanta socdaalka norway ayaa mudo sanad iyo bar kahor laga qaaday awooda...
maanta oo arboco ah ayaa lagu wadaa ku dhawaaqista doorashada sweden oo la sugayo tirinta codadka dibada iyo kuwa ku codeeyay postooyinka. ku dhawaaqista natiijada ayaana dheeraatay kadib narkii ay isku mid noqdeen labada dhinac ku tartamaya doorashada sida Alliansen...
Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna ee Caasimada Malmö ayaa kulan la qaatay dhigiisa xisbiga Sverigedemokraterna kulankaasi oo ku aadan sidii meesha looga saari lahaa xisbiga Socialdemokraterna. Magnus Olsson, oo ah hogaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna ee degmada Malmö ayaa sheegay in uu kulan la qatay Torbjörn...
Somalida ku sugan Dalka sweden oo lagu qayaaso dadka labaad ee ugu badan dalka marka laga soo tago dadka dalka u dhashay ayaa dhanka kale ah qoomiyada ugu badan ee dhanka qaxootiga dalka ku sugan. Dadka somalida ayaana hadal haya...
wali waxaa harsan tirinta codadka qaarkood waxana gobolada qaar ku soo baxay xisbiyada isbaheestay ee Alliansen kuwaasi oo awooda kala wareegay kuwa Rödgröna. Gobolada ay la wareegi karaan Alliansen waxaa kamid ah Skåne iyo Östergötland halka Jämtland iyo Uppsala län ay...
War kasoo baxay hay.ada laanta socdaalka Dalka Norway ayaa somalida wadankaasi qaarkood lagu amray in ay qaataan basaboorka somaliga oo dhawaan ay aqoonsatay dowlada dalkaan. Dadka lagu amray qaadashada basaboorka ayaa ah kuwa heesta sharciga daganaanshaha ee horay u sameestay...
waxaa socota tirinta codadka doorashada sweden oo badankeeda lasoo afjaray waxana hada haray codadka dadka ku sugan dalka dibadiisa oo la filayo in maalinta arbacada lasoo dhameeyo ugu danbeyn. Codadka la tiriyay ayaana si toos ah loogu dhawaaqidoonaa maalinta Arbacada...