Guri ku yaalla xaafa Tensta ayaa dab ka kacay Fiidnimadii Caawa halkaasi oo dadkii ku sugnaa xaafada si deg deg ah uga baxeen.
Dabka ayaa ka bilowday jiko ku taalla gurigaasi sida uu sheegay booliska Stockholm.
digniinta muujineysa in uu dab...
labo toogasho ayaa ka dhacday magaalada Örebro gaar ahaan dhinac Markbacken toogashadaasi oo lagu dhaawacay labo qof oo sida la shegay booliska horay u yaqaaneen.
toogashada ayaa dhacday abaaro 17:45 ee arbacada waxana labada qof lagu sheegay in ay dhasheen sanadka 1990 kii...
4 bishan Septemper waxaa magaalada Malmö lagu dilay wiil 21 sano jir ah kaasi oo dhoor rasaas lagu dhuftay waxana dilkiisa laga duubay muuqaal.
Booliska ayaa sheegay in dadka qaarkood ay mobilekooda ku duubeen film ku aadan qofkaasi la dilay...
Barlamaanka Cusub ee Sweden ayaa lagu wadaa in loo doorto Afayeenka Barlamaanka taasi oo shaqo muhiim ah.
Raisal wasaaraha Sweden Stefan Löfen ayaa doonaya in Xaaladaasi kala hadlo xisbiyada isbaheystay si Labada dhinac uga heshiiyaan qofka noqon lahaa Afayeenka Barlamaanka.
Xisbiyada...
habeenkii xalay waxaa dhacdo xanuun badan ka dhacday magaalada trondheim ee norway halkaasi oo lagu dilay labo wiil oo kasoo jeeda Dalka Afganistan.
ninka geestay weerarkaasi ayaa isagana waxa uu kasoo jeeday Dalka afganistan isagoo isla goobta ku dhaawacay qofk kale...
Magaalada Nyköping Xisbiyada Dalka sweden ee ku jira kamuunkaasi ayaa Laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ugu baaqay in shaqada laga joojiyo Jessica Ohlsson.
Jessica Ohlsson oo wakiil uga ah laanta socdaalka sweden magaalada Nyköping ayaa ah siyaasi ka tirsan Xisbiga AFS...
Mid kamid ah Tafashinka ugu weyn caalamka ayaa muuqaal ka diyaariyay hooyooyinka ku sugan Xaafada Rinkeby kaasi oo ku aadan xiliga habeenki ay wareegeen xaafada si ay u caawiyaan dhalinyarada ku biiri kara kooxaha gangiska.
Qaar kamid ah hooyooyinka ayaa...
Haweenka ugu badan ayaa ku biiray sanadkan barlamaanka sweden marka loo fiirsho tirada doorashadii hore soo gashay barlamaanka.
Haweenka soo galay barlamaanka ayaa gaaraya 161 Xildhibaan halka raga ay gaarayaan 185 xildhibaano taasi oo ka dhigan mid isku dhow.
Doorashadii hore...
Xagaagii lasoo dhaafay ku dhawaad 98 daqadood ayaa laga jabiyay iskuul ku yaalla xaafada Helsingborg.
falkaasi kadib booliska sweden ayaa qabtay nin 21 sano jir ah oo ka danbeeyay weerarkaasi loo geestay iskuulka.
maanta ayaa maxkamad lasoo taagay ninkaasi waxana maxkamada...
Xubnaha Barlamaanka Sweden ayaa lagu dhawaaqay waxana ku jira Qofka ugu dada yar barlamaanka taasi oo lala yeeshay wareysi ku aadan guusheeda.
Ebba Hermansson oo 22 sano jir ah ayaa noqotay qofka ugu yar ee barlamaanka sweden taasi oo mataleysa...