laga bilaabo 1 january ee sanadka cusub waxaa dalka norway ka bilaabanaya Sharci cusub oo ku aadan qofka dalbanaya basaboorka dalkaasi ee Norwegianka ah.
Sida...
Göteborg Labo qof oo loo xiray Meydka 20 sano jira laga helay Guri ku yaalla Halkaasi.
Meydka Nin 20 sano jir ah ayaa laga helay...
Ma jiri doonto xagaaga soo socda dhalinyarada raaci kara gaadiidka dadweynaha bilaashka ah. taasi ayaa muujineysa soo jeedinta miisaaniyadeed xisbiyada Moderates iyo KD oo...
Sannadkii hore, dad badan ayaa u dhintay kansarka marka loo eego cudurada wadnaha ee wadankan.
Tirakoobyada cusubi waxay muujinayaan Sababta Diiwaangelinta Dhimashada, oo ay daabacday...
Maxkamada ugu sareysa Yurub ee dhanka Cadaalada ayaa sharci daro ku tilmaamtay sharciyada dalka Germalka ee dhigaya in dadka ku safraya Basaska iyo Tareenada...
Raisal wasaarihii hore ee Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa maanta la horgeeyay barlamaanka Dalka sweden kuwaasi oo codka kalsoonida kala noqday isla markana diiday...
Talaadadii, nin hubeysan ayaa saddex qof ku dilay magaalada Strasbourg ee dalka Faransiiska. isagoo dhaawacay dhoor kale. weerarka ayaa ka dhacay meel u dhow...
Maanta oo jimco ah Stefan Löfven oo ka tirsan xisbiga (S) ayaa loogu codeeyay barlamaanka dhexdiisa. lakin Barlamaanka ayaa ugu codeeyay maya.
waxaa laga joogaa...
labo kamid ah Wasiirada Dalka Norway ayaa kulan la qaatay somalida Norway gaar ahaan raga somalida ee ku nool dalka kuwaasi oo heesta qoysaska...
Arbacadii, siyaasiyiinta baarlamaanka Sweden ayaa u codeeyay arin muhiim ah. Waxay u codeeyeen sida lacagta Sweden loo isticmaali doono sanadka soo socda. Waxaa loo...















