xisbiyada ayaa shir jaraa.id ku qabtay Caasimada Stockholm iyagoo soo bandhigay isbaheysiga Brågröna ay sameesteen iyo balanqaadka ay fulindoonaan marka ay ku guuleestaan Golaha Deegaanka Stockholm.
Balanqaadka Xisbiyada isku biiray ee ku aadan joojinta.
1 in xisbiga Sverigedemokraterna uusan ku lug...
Hogaamiyaha Xisbiga Moderatka ayaa bartiisa Facebook ku soo qoray Dowlada Cusub ay soo dhisayaan Xisbiyada Alliancen iyadoo taageero laga heleenin Xisbiga Socialdemokraterna.
Bartiisa Facebook ayuu soo dhigay labo Fikrad ee ku aadan Dowlada Cusub.
Qorshaha uu soo bandhigay ayuu ugu yaaray...
iyadoo labada Dal ee Norway iyo Sweden ay soo bandhigeen tirada Qaxootiga ay kasoo qaadanayaan Dalalka Caalamka ayaa dhanka kale waxaa arintaasi ka hadlay Dowlada Denmark.
Denmark ayaa sheegtay in aysan sanadkan wax qaxooti ah kasoo qaadaneynin Dalalka Caalamka taasi...
Dowlada Norway ayaa adkeysay Sharciyada Dalkeeda tan iyo Sanadkii 2015 oo qaxooti badan soo galeen qaarada Yurub.
Xaalada Qaxootiga ayaana sii xumaaday kadib markii uu hogaanka dalkaasi ku guuleestay xisbi kasoo horjeeda qaxooti badan ee dalka.
arintaasi ayaa keentay in qaxootiga...
Dowada Dalka Sweden ayaa wada qorsho sharci cusub loogu soo kordhinayo Dadka aan lixaadka laheyn oo cawin ka hela dowlada.
Sharciga LSS ayaa ah sharci dhigaya in Qofka Lixaadka Laheyn ee (funktionsnedsättningar) uu xaq u leeyahay in uu Dowlada ka...
Tiro Ahaan Ajaanibta ku jirta Barlamaanka Dalka Sweden ayaa aad u yar marka la fiirsho tirada Xildhibaanada ku jira Barlamaanka ee ku jirtta ee asal ahaan kasoo jeeda Sweden.
Baarintaan uu sameeyay Laanta Wararka Ekot ayaa lagu soo bandhigay Xisbiga...
Maalmo kahor sanadka cusub Bartamaha Caasimada Gotenburg Waxaa lagu dhaawacay Qof kaasi oo toorey lagu dhaawacay.
Dhaawaca kadib ayuu ninkaasi u dhintay weerarka loo geestay waxana ninkaasi uu kasoo tagay dalka Australia maalmo kahor inta aan loo geesan weerarka.
Maxkamad ku...
Dhismaha Dowlada Cusub iyo Xisbiga hogaaminaya Dalka ayaa wali dhibaato ka taagan tahay kadib markii Hogaamiyaha Xisbiga M uu shaaciyay in uu ka quustay taageero uu ka helo xisbiga Socaildemokraterna.
Tilaabada kale ee u furan Hogaamiyaha Xisbiga Moderatka Ulf Kristersson ayaa...
Xiriirka maamula ciyaaraha legdinta iyo feedhka isku jira ee UFC ayaa soo saaray ganaax ay ciyaaraha kaga joojiyeen feedhyahanka Ingiriiska ee McGregor kaddib aflagaadadii uu u geystay Diinta Islaamka.
McGregor ayaa Jimcihii aflagaadeeyey Diinta Islaamka ka hor intii aanu Sabtidii...
Dalka Sweden ayaa shaaciyay Tirada Qaxootiga ay soo qaateen Sanadkan 2018 ee dhamaanaya.
Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa websitekeeda ku qortay in Sanadkan ay Sweden soo qaadatay ku dhawaad 5,000 kun oo qaxooti ah.
Bisha November ayaana lagu sheegay...