Wednesday, April 1, 2026
Høyre, Frp, KrF iyo Venstre ayaa sida uu ogaaday NRK ayaa isniinta soo bandhigaya qorshahan cusub. Xisbiyada midigta oo maalmahanba shir ku aadan wada xaajood...
Wararka laga helayo Waqooyiga caasimada Stockholm gaar ahaan Xaafada Tensta ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay wiil somali ah kaasi oo dhaawac ahaan looga...
Shacabka Dalka Sweden ayaa sameeyay Banaan'baxyo ay kaga soo horjeedaan Qorshaha Cusub ee isbadalka loogu sameenayo Sharciga LSS ee caawiya Qofka aan lixaadkiisa u...
Barlamaanka dalka Canada ayaa ansixiyay in loo oggolaado soo galooti ka badan hal malyan oo ruux inay yimaadaan  wadankeeda saddexda sano ee soo socota. Tiradan...
Waxaa Xalay Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska nin Soomaali ah ku dilay wiil kale oo Soomaali ah xili uu hurdayey.!! Wararka ayaa intaas ku daraya...
Hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna, Ulf Kristersson oo shir jaraa'id qabtay dhowaantan ayaa sheegay inuu ka xun yahay go'aanka ay ku dhawaaqday hoggaamiyaha xisbiga Centerpartiet isagoo ku...
Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet ayaa ugu danbeyn Galabta waxay shir jaraa.id ku xaqiijisay in Xisbigeeda uu Fasaxay Dowlada uu soo dhisayo Xisbiga Socialdemokraterna iyadoo taageeridoonta...
waxaa goor dhow soo gabagaboobey kulan wadahadal uga socday faras magaalaha Stockholm xubno matalayey xisbiyada afarta ee S, MP, C iyo L. Warbixin ay heshay laanta...
Wasiirka cadaaaladda Tor Mikkel Wara (Frp) ayaa xaqiijiyey in Norway ka fiirsanayso in ay Huawei ka joojiyaan inay ka mid noqoto shirkadaha telefoonada jiilka...
iyado lagu jiro waqtiga iyo isbuucyada ugu danbeeyay waqtiga u haray doorashada Raisal waaaraha Cusub oo ay ka hartay labo mar oo kaliya ayaa...