Dalka Canada oo hada ugu horeeya wadamada Caalamka ugu wanaagsan dhanka Qaxootiga caalamka ayaa dib u furaya leen horay u xirnaa kaasi oo shacabka...
Siyaasada Dalka sweden ayaa mareysa meshii ugu danbeesay waxana muuqata in ay burburayaan siyaasada ku dhisneyd isbaheysiga oo mudo dhoor sano ah meesha ka...
Jonas Sjöstedt ayaa aaminsan, isla markaana ku wargeliyay af hayeenka baarlamanka in aan loo baahnayn in Löfven la hor keeno arbacada baarlamanka si loogu...
Xisbiga Vänsterpartiet ayaa laga dhoreyaa go’aankiisa inuu sii dayn doono Stefan Löfven inuu ku fariisto jagada hoggaanka dalka iyo in kale, dabadeed kulanka uu...
Hay'ada Dalka sweden u qaabilsan dhanka saadaasha hawada ee SMHI ayaa digniin kasoo saartay baraf xoogan oo la filayo in uu ka da'o Gobolada dalka...
Abaaro xalay fiidkii ayay aheyd markii wiil somali ah lagu toogtay xaafada Tensta isagoo xiligaasi gaarigiisa dhiganayay goob la dhigto gaariga lakin dhaawiciisa ayuu...
325 qof ayaa noloshooda ku waayey sannadkii la soo dhaafay ee 2018.
Hoggaanka waaxda gaadiidka dalkaas Jonas Bjelfvenstam ayaa ku tilmaamay kororkaan mid murugo leh...
Daawo la’aantaan ka jirta Norway oo ah mid weyn oo ka dhigan in dadweynuhu aanuu helin karin dawadii loo qoray.
Sida uu qoray Stavanger Aftenblad daawooyinkan la...
Norway waxay noqotay wadanka ugu wanaagsan ama sida ugu badan ugu dhaqma dimuqraadiyadda halka Talyaanigu uu si xoog leh hoos ugu dhacay.
Dalka Norway ayaa...
Maxkamadda Rafcaanka ee Borgarting ee ku taalla caasimadda dalkaasi ee Oslo waxay daaqadda ka tuurtay Rafcaan uu qaatay Mahad Maxamuud, isla markaana Kansal-gareysay Muwaadinimadiisa...














