Booliiska ayaa 3 ruux oo meyd ah ka helay guri ku yaala deegaanka Sala fiidnimadii Arbacada.
Abaaraa sagaalkii iyo barkii fiidnimo ayay sheegeen booliisku in...
Golaha Midowga Yurub ayaa digniin adag waxay kasoo saareen iibinta Basaboorada Muwadiniinta yurub ee laga iibiyo dadka hodanka kuwaasi oo dhibaato adag ay kasoo...
Tirakoob ka soo baxay Nav ayaa muujiyey in 8.500 qof laga joojiyey inay qaataan lacagta la siiyo qofka shaqo la’aanta noqda (dagpenger) kadib markii...
Booliiska dalka Sweden ayaa ku guulaystay inay dib u soo celiyaan gabar yar oo lix bilood jir ah oo isla maanta lagu waayey bannaanka...
Shirkada Google Map ayaa bilaabeysa in ay dadka wada gawaarida ay ogaan karaa camerada wadada ku xiran xawaaraha loogu tala galay iyo in qofka...
Aroornimadii saaka saacada todobadi ayey shaqo joojin iyo lookout, khilaaf shaqo oo ah in shaqo bixiye ka xiro shaqaalaha goobta shaqada ka bilowday dhowr...
Dowlada Norway oo markaan dhiiro galin xoogan ku heysa waalida ku nool Norway ayaa kordhisay lacagta loogu tala galay hooyo kasta xiliga ay dhasho...
Granavolden-madashu waxay furaysaa goobo loogu talo galay in carruurta dambiyada gala looga xanibo dhaqdhaqaaqa.
Mas’uulka Frp u qaabilsan dhanka siyaasadda cadaaladda Solveig Horne ayaa u...
Amanda Lind (MP), wasiirka cusub ee dhaqanka, ciyaaraha iyo dimuqraadiyadda ayey dhaleeceyn uga timid siyaasiyiin uu ka mid yahay, hoggaamiyaha xisbiga Liberalerna Jan Björklund.
Dhaleeceynta...
Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ayaa war qoraal ah oo ay soo dhigtay website Migrationsverketka waxay kaga jawaabtay qoraal lagu baahiyay dhanka baraha bulshada kaasi...
















