iyadoo la galay Fasaxyo kooban oo bilowga Sanadka Cusub ah ku dhawaad 33 Caruur ah ayaa dib ugu soo laaban Xaruumahooda Waxbarasho ee Magaalada...
Xisbiga S ayaa soo dhaweeyay in la dhimo saacadaha shaqada ee Wadanka iyadoo aanan isbadal lagu sameemin mushaharka uu helayo qofka shaqeeya.
Annika Strandhäll oo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan ayaa si cad ugu digay Israa’iil – waa inay joojisaa weerarrada Qasa haddii kalena ay qaadi doonaan tallaabo.
Saacado gudahood...
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden ayaa si adag uga hadlay weerar askar badan looga dilay loogana dhaawacay oo ka dhacay saldhig ciidankooda ku leeyihiin...
Dad badan oo Carbeed iyo Muslimiin codkooda dhiibtay oo la hadlay CNN ayaa sheegay in aysan u codeyn doonin dib u doorashada Madaxweynaha Mareykanka...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa wajahaya cadaadis sii kordhaya, kadib maalintii ugu darneyd ee khasaaraha ciidamada Israa’iil kasoo gaaray dagaalka Gaza, iyo sidoo...
Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayay xeerbeegtida New York ku xukuntay in uu bixiyo 83.3 milyan oo doolar oo magdhow ah oo la...
Markab nooca Xamuulka qaada ah oo lagu magacaabo Marlin Luanda oo lala xiriiriyay UK ayaa lagu dhuftay Gantaal ay Kooxda Xuutiyiinta taageerto ee Iran...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Falastiiniyiinta ee UNRWA,ayaa lagu eedeeyay in qaar ka mid ah shaqaalaheeda gaar ah ay ku lug lahaayeen weerarradii kooxda...
Diyaaradda qaranka Israel ee El Al ayaa joojin doonta duullimaadyada ay ku aadeyso Koonfur Afrika dhamaadka bisha Maarso, sida maanta shirkaddu sheegtay.
iyadoo soo xiganaysa...













