Warbixin ay soo saartay hay.ada tirakoobka u qaabilsan dalka norway ee SSB ayaa lagu cadeeyay in qaxootiga somalida ay ugu horeeyaan dadka dib ugu laabta dalkooda hooyo oo markii hore ay kaga soo tageen dhibaato awgeed.
Boqolkiiba 24% ayaa lagu...
Booliska Sweden ayaa sanadkan 2018 waxay diiwaangaliyeen waalid badan oo qiyaameeyay lacagta gunida ee loogu tala galay daryeelka caruurtooda taasi oo laga helo hay.ada ceemiska ee Försäkringskassan oo lacagtaasi soo marto.
lacagta loogu tala galay daryeelka caruurta oo loo yaqaano...
Dowlada dalka denmark oo sanadihii u danbeeyay sharciyada kala laabatay dad badan oo qaxooti ah ayaa soo bandhigtay tirada qaxootiga ay sharciga siisay sanadkan dhaamanaya ee 2018.
ku dhawaad 2 199 kun oo qaxooti ah ayaa helay sharciga daganaanshaha dalkaasi...
Sharciyo cusub ayaa ka bilaabanaya dalka sweden bilowga sanadka cusub waxana ugu muhiimsan dadka ka hooseeya 23 sano oo bilaash loogu hagaajinayo ilkaha
Janaayo 1, 2019, tiro badan oo ah sharciyo cusub, ayaa dhaqan galaya. Guud ahaan, in ka badan...
Afayeenka baarlamanka Sweden Andreas Norlén ayaa dhowaantan ka faallooday wadahadallo uu la yeeshey labada hoggaamiye ee Stefan Löfven (S) iyo Ulf Kristersson (M).
'' waxaan maanta la hadlay labada musharrax ee ugu cadcad iney qabtaan xilka dawlad dalka hoggaamisa anigoona...
Waxaa soo dhow u dabaal degga sannadka cusub ee 2019 hase yeeshee sannadkan ayay ugu dambeysaa in dadka caadiga ah ka soo iibsan karaan dukaanada bulaleyrka nooca gantaalada u sammeysan ee la rido dabaal degda sandadka cusub iyo soo...
Maanta oo jimce ah ayaa laga sugayaa hoggaamiyayaasha xisbiyada Sooshaalka iyo Moderat-ka Stefan Löfven iyo Ulf Kristersson in ay ku war celiyaan afhayeenka baarlamanka iyaga oo gudbin doona warbixino sida dowlad loo dhisi karo.
Hase yeeshee ilaa iyo imminka ma...
Laga soo bilaabo 1986 waxaa sannad walba haddaayaa la soo bandhigaa ereyada cusub ee ku soo biirey qaamuuska afka ee luuqadda iswiidhishka.
Sannadka 2018 waxaa la soo bandhigey 33 erey ku soo biirey luuqadda kuwaasina oo ey ka mid yihiin...
Dhamaadkii Diseembar, 63,500 ayaa si buuxda shaqo la'aan u ahaa sida ay sheegtay Nav. Taasi waxay u dhigantaa 2.3 Boqolkiiba Shaqaalaha.
Shaqo la'aanta guud, oo sidoo kale ay ku jiraan shaqo-doonka axay ahayd 79,000. Tani waxay u dhigantaa boqolkiiba 2.9...
Hay.ada dhanka cimilada u qaabilsan dalka sweden ee SMHI ayaa digniin xoogan kasoo saartay silbashada wadooyinka dalka kadib markii uu dhalaalay barafka dhawaan da.ay.
maalinta labaad oo lagu jiro fasaxa ciida gaalada ayaa dhoor wadooyin oo dalka waxaa ka dhacay...