Saturday, April 4, 2026
Shirkada SJ ayaa joojisay tigidhada dib loo bookin-gareysan karo - in muddo ah oo soo socda. - Waa hakin ku meel gaar ah sababo farsamo...
Waxaa lagu wargelinayaa  dhammaan Soomaalida ku dhaqan waddamada Netherland, Belgium iyo Germany inuu socdo abaabulka bannaanbax ballaaran oo ka dhici doono Magaalada Denhaag ee...
Ciidamada qalabka sida ee Ukraine ayaa sheegay inay badda madow ku quusiyeen markab dagaal oo kale oo uu Ruushku leeyahay. Wasaaradda difaaca ayaa sheegtay in...
Waxaa shalay iyo xalay sii xoogeystay dadaallada caalamiga ah ee loogu jiro sidi loo heli lahaa xabad-joojin kale oo ka hirgasha Marinka Gaza, xilli...
Dowladda Mareykanka ayaa Arbacadii shalay ku eedeysay malleeshiyo ku sugan Ciraq oo ay taageerto Iran, in ay ka danbeeyaan weerar loo adeegsaday diyaaradaha dhulka...
Diyaarad dagaal oo nuuceedu yahay F-16 ayna leeyihiin ciidamada milatariga ee dalka Mareykanka ayaa saakay oo Arbaco ah ku bur burtay xeebaha galbeed ee...
Dagaalka Qasa ayaa laga cabsi qabaa inuu sababo in bariga dhexe uu dagaalku ku sii balaarto, isla markaana ay kororto kala qaybsanaanta caalamiga ah,...
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu go’aansaday sida uu Maraykanku uga falcelinayo weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku dileen saddex askari...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Israa’iil  oo u labisan sida shaqaalaha caafimaadka, ayaa Talaadadii gudaha u galay Isbitaalka Ibn Sina ee ku...
Saddex askari oo katirsanaa ciidamada Mareykanka ayaa lagu dilay weerar loo adeegsaday diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo lagu qaaday saldhig ciidamada Mareykanka ku...