Xafiiska shaqada ee Arbetsförmedlingen ayaa shaaciyay in albaabada loo xidhi doono 130 xafiis ka mid ah 242 ay ku leeyahiin dalkan sannadkan gudahiis. Sida...
dowlada Sweden ayaa dooneysa in sharci daro noqoto caawinta ama taageerida kooxaha argigixisada ee ka dagaalanta caalamka waxana arinkaasi kasoo saareysaa sharci cusub oo...
Maamulayaasha Federalka ee dalkaasi ayaa la sheegay inay eegayaan Farriin Nacayb daran oo lala beegsaday Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaanad Somali-Maraykanka ka tirsan Kongareeska...
Dhawr shirkadood oo iibiya dharka aanay mididu karin oo sheegay in iibsiga dharkaasi uu kor u kacay waqtiyadan.
Maamulaha hawl maalmeedka dukaanka SpyShop ee magaalada...
Maxkamad ku taalla Caasimada stockholm ayaa xukun ku riday Dhaqtar iibiyay daroogo ay ku jiraan maadada (narcotic) isagoo u maraya dad bukaan ah oo...
45 jir lagu tuhmayo in uu Sweden ka geeystay basasnimo qaxooti ayaa ayaa saaka la go'aamiyey in la xidho. Xeer ilaaliyaha kiiska ayaa tuhun...
Fal kale oo tooreeyeyn ah ayaa ka dhacay xaafadda Mortensrud oo ka tirsan magaalada Oslo, waxaana side uu booliisku sheegay arbacadii ayuu falka dhacay...
Isniintii ina dhaaftay ayaa nin lagu qabtay garoonka dayuurradaha Arlanda isaga oo isku dayay inuu malaayiin koron dalka ka saaro.
Ninkan ayaa lagu tuhunsan yahay...
Maalmihii ugu dambeeyay ayaa dhowr qof oo tijaabiyay in ay Iswiidhan ka saaraan lacag cadaan ah lagu qabtay madaarka Arlanda. Waa sida uu sheegay...
Hibo oo ah gabar somaliyed isla markana ka tagtay dalka sweden mudo laga joogo 3 sano ayaa hada dowlada sweden ka dalbaneysa in loo...















