Saturday, March 25, 2023
Ad
shalay galabkii ayuu jirsaday 110 sano ninka ugu weyn dalka sweden kaasi oo markasta u dabaal daga xiliga uu dhashay caadiyan, Carl Mattson ayaa dabaal daga sameeya isagoo fadhiya kursi yaalla gurigiisa dhexdiisa markaasi oo fiyoore badan ka danbeeyaan, Waxa uu...
Wararka laga helayo dhanka magaalada Göteborg ayaa sheegaya in caawa halkaasi ay ka dhacday toogasho loo geestay labo qof oo ku sugnaa magaaladaasi. toogashda ayaa ka dhacday Nawaaxiga Linnaeus halkaasi oo laga maqlay toogashada sida ay sheegeen booliska magaalada Göteborg. Weerarka ayaa...
Sida uu sheegay Booliska Magaalada Göteborg ee Caasimada labaad ee sweden waxaa Xaafada Biskopsgården laga helay meydka qof. Booliska ayaa helay Fariin muujineysa in qof meydkiisa uu yaala xaafadaasi kadib markii dad badan ay goobtaasi ku arkeen qofkaasi, booliska ayaa digniinta waxay...
Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa gaaray dalka Mareykanka halkaasi uu kulamo kula qaadandoono Madaxda Dalka Mareykanka gaar ahaan Madaxweyne Donald Trump. Habeenkii xalay ayaana kulan waxa uu dhexmaray labada masuul kaasi oo ku aadan xiriirka labada dhinac ee soo...
Dalka Norway waxaa la filayaa in uu kulan dhexmaro hay.ada socdaalka u qaabilsan dalkaasi ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano UDI iyo Bulshada Somalida. kulanka ayaa waxa uu salka ku hayaa sidii somalida ku nool Dalka norway loo siin...
baaritaan ay sameeyeen Kooxaha dhanka Waayeelka dalka sweden ayaa lagu soo bandhigay baahiyo gooni ah ay u baahanyihiin dadka waayeelka ee shaqo gabka ah kuwaasi oo hela lacagta waayeelnimo. arintaasi ayaana ula jeedkeeda waxa uu yahay sidii lacagta ay qaataan...
Qeybta Migrationsverket ee magaalada Malmö waxaa ka dhacday arin ku aadan wareysi loo turjumay qaab siyaasadeesan kadib markii qofka turjumaanka ahaa uu qalad ku sameeyay qofka loo turjumayay. Arintaasi ayaa waxay qabsatay Ali oo macalin skuul ka ahaa Dalka Turkiga...
iyadoo qofka qaba xanuunka ama waayeelka ah loo sameeyo xanaano gooni ah dalka sweden ayaa mid kamid ah dadkaasi oo qaba xanuunka waalida waxay ku qaadatay in uu boos ka helo degmada  Lindesberg mudo hal sano ah. arintaasi ayaana noqotay in...
Waxaa heshiis rasmi ah dhexmaray ururada Shaqaalada Sweden iyo Sidoo kale dowlada taasi oo ku aadan shaqo abuur loo sameenayo dadka mudada dheer shaqo la.anta ahaa iyo sidoo kale dadka ku cusub dalka. Barnaamijkan laga gaaray heshiiska ayaa ka dhigan...
iyadoo dowlada sweden ay sameesay baaritaan ku aadan qaabka guryaha loo kireesto isla markana loo daganyahay ayay soo jeedisay hindisa ama sharci cusub kaasi oo ku aadan dadka markaasi kireesta guryaha, Cadiyan waxaa guryaha kireeya shirkado waa weyn kuwaasi oo...