Wadanka Sweden ayaa noqday wadanka kaliya ee ka tirsan Midowga Yurub ee aqoonsada Dalka Falastiin oo wadamada qaar aysan wali u aqoonsan dal madax...
Ninkaasi oo magacisia lagu sheegay Ismail Bozbay ayaa la sheegay inuu shalay dilay Maamulkiisa oo uu muran kala dhexeeyey.
Sida Somaliska kasoo xigtay Turkiyeegitim Ismail...
Maxkamadda sare ee Talyaaniga ayaa fartay in baaris tifaftiran lagu sameeyo kiisaska qaxootiga iyo soo galootiga waxa soo gaari kara haddii dalkoodii lagu celiyo...
Gudiga Gadiidka Caasimada Stockholm oo kulmay ayaa go'an mamnuucid ah kasoo saaray gawaarida ku shaqeeya diesel ee isticmaalaha wadada Hornsgatan ee gawarida aad u...
Dhibaatada qaadashada carruurta Soomaalida Yurub ayaa ah mid sii kordhaysa,wayna ku adag tahay waalidka Soomaaliyeed in ay aqbalaan marka ay timaado in caruurtooda la...
Maxkamadda ugu sarreysa ee dalkan Sweden ayaa laashay Go’aan lagu soo masaafurin lahaa Nin Soomaali oo lagu helay fal Kufsi ah, laguna xukumay Xabsi...
Muddo iminka bil ay ka harsan tahay ayay dhici doontaa doorashadii xubnaha baarlamanka ee waddammada xubnaha ka ah ururka Midowga Yurub (EU).
Iyadoona qaar badan...
Shirkada Diyaaradaha SAS ayaa maanta oo jimco hakisay dulimaadka diyaarada ee Qaarada Yurub kadib markii shaqaalaha shirkada gaar ahaan duuliyayaasha ay ku dhawaaqeen shaqo...
Xukuumadda oo sharci kasoo saaraysa wadayaasha gaadiidka waaweyn ee safarka kuna xadgudba shuruucyada waddooyinka.
Sida uu tebiyey telefishinka NRK dowladda ayaa doonaysa in ay dalka ka saarto...
Dawladda ayaa maanta u saari doonta baaris sidii wax looga bedeli lahaa xeerka shaqaalaha ee magaciisa loo soo gaabiyo LAS, xeerkaasina oo oranaya cidda...














