Sunday, December 28, 2025
Ilhaan Cumar ayaa la sheegay in lagu hayo baaritaan la xiriira inay  6,000 oo Dollar oo loogu talagalay Ololaheeda Doorashadda u adeegsatay si Shaqsiyadeed,...
Digniintani waa fariin ka timid madaxa fayaqabka ama amniga ee Skatteetaten Svein Mobakken. Khamiista soo socota ee 4-ta april ayaa lagu wadaa in la qaybiyo...
Safaarada Somalia ee ku taalla magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ayaa markii ugu horeysay maanta si toos ah u bilowday bixinta Baasaboorka Soomaaliga. Munaasabad kooban...
Fiidnimadii Caawa ayaa qof lagu toogtay banaanka hore ee Xaafada Rinkeby kaasi oo noqday dhaawac sida ay muujineyso warbixin uu helay joornalka Aftonpladet. Qofka la...
Wixii ka danbeeya 1 april waxaa isbadal ku dhacayaa hanaanka qaadashada basaboorka Weyn iyo sidoo kale ID qaranka waxana isbadalka uu khuseeyaa qaabka loo...
Dowlada Sweden gaar ahaan Gudiga Midowga Madaniga ayaa dhawaan fududeenaya sharciga dhigaya in uu qofka noqdo aabo isagoo aan guur soo marin taasi oo...
Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Hay”adda Socdaalka Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Cabdifitaax Shaawey iyo sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Paris Axmed M. Xaaji Cali ayaa maanta si...
tan iyo sanadkii hore Dowlalada ayaa ku hoolaneyd waqtiga uu bilaabanayo sharciga cusub ee dadka dalka u ogolaanaya in ay qaataan labo dhalasho oo...
Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga...
Ciidanka Booliiska magaalada London ayaa baacsanaya nin la sheegay inuu mid kale ku tooriyayeeyay masaajid ku yaala bartamaha magaalada. Ninka la tooriyeeyay oo markii dambe...