Nin toorey ku hubeesnaa ayaa weerar ku qaaday goob mashquul badan oo kutaala magaalada The Hague ee dalka Holland, waxaana weerarkan ka dhashay cabsi lasoo...
Maxkamad kutaala magaalada Mancheser ee dalka Britain ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday nin Soomaali ah oo ka dambeeyay weerar khasaaro geestay...
Laga bilaabo xilliga kala guurka ee sannadaha 2019-2020 waxaa hir geli doona xeer qaxootiga ka mamnuucaya iney doortaan deegaankii ey ku noolaan lahaayeen, haddii...
Lacagaha laga qaado gaadiidka isticmaala goobaha gaadiidka la dhigto ee baarkinada ayaa kor u qaada dhaqaalaha degmooyinka iyada oo tan iyo sannadkii 2014, dakhliga...
Bishii ontoobar 2019 ayay ahayd kolkii afar ka tirsan hoggaanka sare ee ururka samafalka Al-azhar, waxna ka wada iskuulka Al-azhar ee ku yaala xaafadda...
Hawewney iyo ubadkeeda oo ku dhex jiray gaariga caruurta ayaa xalay loola cararay cisbitaalka magaaladda Falköping ka dib markii gaari uu ku jiiray bartmaha...
Guddiga maamulka ee xaafaddaha Rinkeby-Kista ayaa dubaha ku dhuftay ama go’aamiyay istaraatijad cusub oo xagga nabadgelyada ah, waxaana ka mid ah in aan loo...
Sida NRK faahfaahisay, dhowr sano oo khilaaf ah ayaa u dhexeeya Gudiyo kaladuwan ee ka tirsan masaajidka 'towfiq. Khilaafka ayaana cirka isku shareeray Axadii,...
Waxaa maalintii Axadda magaaladda Västerås ku soo idalaaday shirweynaha qaran ee xisbiga Liberal-ka. Khudbad ay shirka ka jeedisay hoggaamiyaha xisbiga Liberl-ka , Nyamko Sabuni ayaa...
nin ku nool Gobolka Västernorrland ayaa lagu xukumay hal sano iyo bar oo xabsi ah. Kaasi oo lagu eedeeyay dilka naagtiisa uu ka caawiyay.
Ninkan...















