Hadii aad 18 jir tahay kuna nooshahay wadamada Midowga Yurub waxaa fursad u leedahay inaad mar labaad hesho tareen bilaash ah. Guddiga Yurub ayaa...
Tiradda muwaadiniinta Ingiriiska ee loo oggolaaday dhalashada Sweden ayaa gaartay rikoodh cusub. Sannadkan gudihiisa 4 100 muwaadiniin Ingiriis ah ayaa qaadatay dhalashada Sweden.
– Waa dareen qurux...
Ra’iisal wasaare Stefan Löfven ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray hoggaanka xisbiga Liberal-ka, Nyamko Sabuni oo ahaa in bareegga loo qabto dib u qaabeynta...
Wasiirkii hore ee dhaqaalaha Anders Borg ayaa dhaleeceeyn ballaaran dusha uga tuuray qorshaha dib u habeeynta xafiiska shaqada – Arbetsförmedlingen.
-Waa qorshe aan si dhab...
Nadiya oo ah 23 jir bisha December ee soo socota ka qalin-jabin doonta jaamacadda ayaa noqotay qofki ugu horreeyay ee Muslim ah, Soomaali ah...
Maxkamada sare ee socdaalka Dalka ayaa go'an ka gaartay hooyo somaliyed oo horay loogu diiday Dhalahsada Sweden kadib markii ay buuxisay sharuudaha qaadashada Basaboorka...
Maxkamada Degmada Oslo ayaa ugu danbeyn xukun tarxiil ku riday Wadaadka Mullar Krekar oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Ciraaq kaasi oo loo tarxiilayo...
Laga bilaabo kowda november waxaa laga doonayaa dukaamada in ay dalbadaan oggolaansho ay ku iibiyaan sigaarka iyo tubaakada.
Sharciga tubaakada ee dhaqan gelay ee kowdii...
Dalka Iswiidhan, waxaa jira dad badan oo
jiran oo u baahan xubno cusub oo muhiim u ah jirka Tusaale ahaan, kiliyaha ama beerka Laakiin waxaa...
Baaris ayaa iminka loo saarayaa sidii loo caddeeyn lahaa shuruudaha qofka laga doonayo inuu ka gudbo imtixaanka luuqadda iyo hab nololeedka bulshada, si uu...














