Monday, April 6, 2026
Dowlada Norway ayaa Xaalad Deg Deg ah ku rogtay Dalkeeda waxaana kamid ah in la xiro Goobaha Waxbarashada  Dalka iyadoo 15 qodob soo saartay. Qodobada...
Dowladda ayaa meesha ka saartay lacagta ganaaxa ee maalinka ugu horreeya laga jaran jiray shaqaalaha xanuunsada  iyada oo shirkaddaha dalkana loo oggolaaday in muddo...
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka hadlay cudurka Caronavirus ee kusii faafaya qeybo badan oo caalamka kamid ah iyo talaabooyinka dowladiisa qaadeyso si...
Xaalada cudurka Corovirus ee Dalka Sweden ayaa noqotay mid aad u halis ah waxana gobolada wadanka badankooda laga helayaa dad cusub kuwaasi oo laga...
Cudurka Caronavirus ee kasoo bilowday gobol katirsan dalka Shiinaha ayaa si weyn dunida ugu faafay, Cudurkan ayaana la sheegay in uu wada haleelayo dadka...
Safiirka Soomaaliya ee Wadamada Switzerland iyo Austria Danjire, Ebyan Maxamed Saalax iyo K/xigeenka Agaasimaha Guud ee HSJ Mudane, Xasan Cabdulqaadir Maxamed ayaa si wadajir...
Sida ay qoreen warbaahinta Dalka Sweden waxaa maalinta Jimcada laga soo tarxiilay Dalka Turkiga Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna kaasi oo kasoo horjeeda Qaxootiga iska dhiiba...
Tirada la xaqiijiyay coronavirus ee dalka Sweden ayaa haatan kor u dhaaftay 200, sida lagu sheegay macluumaadkii ugu dambeeyay ee gobollada. Axadii, 12 kiis oo...
Tirada dhimashada coronavirus-ka cusub ee Talyaaniga ayaa kor u kacday 197 kadib markii maalinba maalinta ka dambaysa ay sii badaneyso tirada dhimashada ee cudurkaasi. Saraakiisha...
Qaar ka mid ah dugsiyada magaalada Stockholm ayaa go´aansaday in ay xidhaan maanta jimcaha. Sababta ayaa ah welwel laga qabo feyruuska Corona. Dhanka kale ayay...