Tallaabooyin lagu xakameynayo faafitaanka fayraska corona ayaa ka sii soconaya Finland isla waqtigaas, dawladda ayaa soo kordhineysa amaro Cusub oo dadweynaha ah.
Dowladda Finland ayaa...
Tobbaneeyo dhallinyaro iswiidhish soomaali ah kuna nool xaafadaha Järva ee magaalada Stockholm ayaa dhowaan furay khad telefan halka ay waayeelka aan soo adeegan karin...
Dowlada Norway ayaa ugu danbeyn go'an ka gaartay somalida sugeysay sharciga daganaanshaha oo horay loogu sheegay in dib loogu laabanayo sharciyadooda madama xalaada Muqdisho...
Sweden waxay si kumeelgaar ah u dejisay sharciyada ku saabsan cidda u qalanta caymiska shaqo la'aanta, iyada oo qayb ka ah xeerar cusub oo...
Shirkada IKEA ayaa xiraysaa dhammaan howlaheeda Shaqo laga bilaabo Arbacada 08.04.2020 illaa laga gaarayo Talaadada 14ka Abriil.
Badbaadada iyo caafimaadka shaqaalaheena iyo macaamiisheenna ayaa ah...
Dawladda iyo xisbiyada Liberalerna iyo Centerpartiet oo shir jaraa’id qabanaya ayaa soo bandhigey qorshe cusub oo lagu kabeyo dhaqaalaha shirkadaha iyo degmooyinka, sidii looga...
Iswidhan, 146 qof ayaa hadda u dhintay cudurka 'corona virus', sida ku cad tirakoobyadii ugu dambeeyay ee Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha. Tani waa koror 36 qof...
Ma jiro sharci ku meelgaar ah oo loo qorsheeyay dadka haysta ogolaanshaha shaqada ee uu saameeyay coronavirus-ka cusub, afayeen u hadlay wasaarada cadaalada Sweden...
Dowlada Noorway ayaa diiwaan galisay 3,845 xaaladood oo ah infekshan corona tirada dadka Noorway ee uu ku dhacay 264 kiis ayaa ku korortay kuwii...
Booliska Dalka Norway gaar ahaan Qeybta Qaabilsan ka hortaga Xanuunada Faafa ayaa warbaahinta gudaha la wadaagay walwalka ay ka qabaan Xaafadaha ay ku badanyihiin...














