Raisal wasaaraha Sweden Stefan ayaa ka hadlay hoos u dhaca ku yimid xanuunka corona ee isbuucayadii ugu danbeesay kadib qoraal uu so dhigay bartiisa...
Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha ayaa maanta diiwaan galisay 96 Qof oo u dhimatay Xanuunka Corona waxaana tirada guud ay ka dhageysa 4,125 qof oo u...
Dowlada Sweden ayaa wada qorshe ay wax kaga badaleyso sharciga Shaqaalaha siinaya Difaaca kaasi oo lagu magacaabo LAS waxana Dowlada ay arintaasi kaga kaashaneysa...
goor dhow oo caawa ayaa si toos ah loo shaaciyay in maanta bari ay tahay maalin ciid ah sida ay shaaciyeen wadamo badan oo...
Barlamaanka Dalka ingariiska ayaa ugu danbeyn maanta waxa uu ansixiyay Sharci Cusub kaasi oo horay dowlada ingariiska u soo saartay waxana sharcigan cusub uu...
Xalay ayaa Magaalada Helsingborg lagu toogtay wiil dhalinyaro ah kaasi oo dadiisa lagu sheegay 20 sano jir waxana toogashadiisa ka dhacday nawaaxiga Ragnvalla ee...
Hay'ada Socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa maanta shaaca ka qaaday in ajaanib badan ay ku xayiranyihiin wadanka kuwaasi oo ka kala yimid wadamo kala...
tan iyo bishii March bilowgeeda Dowlada ayaa mamnuucday booqashado lagu tago goobaha dadka waayeelka ah Sharcigaasi ayaana isbadal lagu sameeyay maanta oo isniin ah...
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday qorshadeeda baaritaanka coronavirus waxana dowlada soo kordhisay in la baaro qof kasta oo booqday isbitaalka kaasi oo isku...
Heerka Shaqo la'anta Sweden ayaa gaartay halkii ugu sareesay tan iyo sanadkii 2014 sida uu sheegay xafiiska Shaqada waxaana mudo isbuuc ah iska diiwaangaliyay...














