Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha Sweden Folkhälsomyndigheten ayaa maanta shaacisay in 69 Qof ay ku soo korortay dhimashada Coronavirus ee Sweden mudada 24 saac ee lasoo...
AUN waxaa dalka Germalka lagu dilay Laylo Siciid oo kamid aheyd jaaliyada Somalida ee ku nool Dalkaasi oo dhawaan dagtay kadib markii uu ninkeeda...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale bilaabay weeraradiisa ka dhanka ahaa Ilhaan Cumar oo ka tirsan Kongareska Mareykanka.
Isagoo la hadlayey taageerayaashiisa ayuu sheegay...
Warbaahinta SVT ee dowlada ayaa soo bandhigtay ceeb iyo fadeexad qabsatay hay'ada Caafimaadka Sweden qeybta Gotenborg kadib markii ay Aabo Abdirahmaan Sheikh Muhiadiin oo...
Hogaamiyaha Xisbiga Sian ayaa lagu weeraray Ukumo iyo yaanyo ama Tamaandho xili uu Khudbad ja jeedinayay Barxad ku taala Caasimada Oslo waxaana deg deg...
13 wiil oo wada Soomaali ah ayaa lagu helay dembi tacaddi jinsi ah oo ay kula kacayeen hablo yar yar oo dagan Magaalada Bristol...
Warbaahinta gudaha ee wadanka Germany ayaa daaha ka qaaday sharci adag kasi oo samayntiisa leh waxaana sharcigan dowlada Germany ay ugu talagashay in lagu...
Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha ee Norway FHI ayaa somalida ku amaantay xakameenta Xanuunka Corona oo markii hore Somalida lagu dhaliilay in aysan sameen dadaalka laga...
kadib shir jaraa'id uu qabtay lataliyaha cudurka ee hay'ada Caafimaadka dadweynaha Tignel ayuu ku sheegay in dadka ugu badan ee u dhintay ama uu...
Xisbiyada Dowlada Sweden ayaa isku raacay sharci diidaya in waalidka dib loogu celiyo Caruutooda Sharciga ayaana dhigaya in la adkeeyo sida waalidka loogu celiyo...














