Wednesday, April 8, 2026
meelaha diskowga lagu ciyaaro ee itlay iyo meelaha lagu caweeyo habeenkii ayaa la xiray seddex toddobaad ka dib markii la ogaaday tirada kiisaska cusub...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump walaalkiis ka yar Robert Trump ayaa ku dhintay isbitaal ku yaal magaalada New York, Aqalka Cad ayaa ku dhawaaqay dhimashadiisa “murugo...
Dowlada Norway iyo Denmark ayaa soo kordhiyay Sharciyo Cusub oo la xiriira xaalada Corona ee dib ugu soo laabtay dalalkan labada dal ayaana isbuucan...
Sweden ayaa xagaaga xiga ee 2021 waxaa wakhtigiisu uu dhacaya sharci ku qotoma xagga socdaalka ku meel gaar ahaa kaasi oo soo bilowday sannadkii...
Maamulka degmada Botkyrka ee Stockholm ayaa bilaabaya kowda bisha oktoobar imtixaan luuqada ah in la marsiiyo cidii dooneysa in ay ka shaqeeyso xarumaha waayeelada...
Wada xaajoodkii xisbiyada siyaasadda dalka ee arrimaha socdaalka ayay xisbiyada ku heshiin waayeen qoddobka la xiriira isu geynta qoysaska kala maqan. Maria Malmer Stenegard oo...
Sida ay shaaciyeen booliska Dalka Spain waxaa dalkaasi lagu xiray mid kamid ah hogaamiyaasha Kooxaha gangiska ee ka dhisan wadanka Sweden iyo walaalkiisa waxaa...
war hada soo gaaray warbaahinta Somaliska ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor xaafada Rinkeby lagu toogtay wiil somali ah kaasi oo dhaawac ahaan loo...
Jimmie Ă…kesson oo ah hogaamiyaha Xisbiga Midigta fog ee Dalka Sweden ayaa ka hadlay aragtida xisbigiisa ee ku aadan Khilaafka Siyaasada Qaxootiga oo muran...
Dowlada Norway ayaa maanta shaacisay in 6 Gobol oo kamid ah wadanka Sweden ay ku dartay liiska goobaha aan la tagi karin iyadoo sidoo...