Home Wararka Maanta Walaalka ka yar Madaxweyne Donald Trump oo geeriyooday

Walaalka ka yar Madaxweyne Donald Trump oo geeriyooday

0

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump walaalkiis ka yar Robert Trump ayaa ku dhintay isbitaal ku yaal magaalada New York, Aqalka Cad ayaa ku dhawaaqay dhimashadiisa

“murugo ayay ii tahay in caawa uu dhinto walalkey Robert, madaxweynaha ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay sidaasi.

“Kaliya ma ahayn walaalkay, wuxuu ahaa saaxiibkeyga ugu fiican. dhimashadiisa waxay noqoneysaa mid weyn, laakiin mar kale ayaan la kulmi doonnaa.

Robert Trump, wuxuu dhashay 1948, wuxuu ahaa kan ugu yaraa shanta cunug ee Trump la dhalatay. wuxuuna ka shaqeenayay maareeyta ganacsi iyo horumariyaha hantida. waxana uu daacad u ahaa walalkiisa ka weyn trump

Fred Trump Jr. oo ugu da ‘weyn, ayaa u dhintay suuxdinta khamriga sanadkii 1981. Madaxweyne Donald trump  ayaa sidoo waxaa la dhashay laba gabdhood oo walaalo ah, Maryanne iyo Elizabeth.

 Phote DIANE BONDARESS / AP / TT

Somaliska USA

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here