Koox carruur ah oo ay haysato dhibaatooyin caafimaad oo daran iyo qoysaskooda ugu dhow ayaa yimid Jarmalka. Waxay ahayd duulimaadkii ugu horreeyay ee dib udejin...
Heshiis ayaa laga gaaray Dhismaha Dowlada Cusub ee Biljamka oo khilaaf ka jiray tan iyo doorashadii bishii May ee sanadka 2019. Alexander De Croo...
Maanta, dowladdu waxay heshay talo soo jeedin ku saabsan sida looga hortago qishka imtixaannada wadista baabuurta iyo kahortagga dugsiyada darawalnimada sharci darrada ah si...
Xerada ku meel gaarka ah ee Calais ayaa waxaa daganaa qiyaastii 700 ilaa 800 oo qof howlgalka lagu daad gureynayay dadka qaxootiga ah ee...
Daryeelka caafimaad ayaa fiicnaan doona caawinta gaar ahaan haweenka ku dhow inay carruur dhalaan. 250,000 oo haween ah ayaa hada awoodi doona inay ka...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo ninka la tartamaya ee Joe Biden, ayaa fagaaraha Cleveland, Ohio, loogu qabtay habeenimadii Talaadada doodoodii ugu horreysay ee tartanka...
Jonas Sjöstedt waa hoggaamiyaha xisbiga Bidixda. Laakiin wuu iska tagayaa shaqadaasi
Xisbiga ayaa heli doonaa hogaamiye cusub.
Waxay u badan tahay in ay noqon doonto Nooshi...
Intii lagu gudajiray qeybtii hore ee sanadka 2020, 20,303 liisanka wadista gawaarida ayaa wakaaladda gaadiidka ee Sweden kala noqotay Dadka ku nool wadanka Sweden...
Raiisel wasaaraha Norway Erna Solberg ayaa u sheegtay dhigeeda Sweden Stefan Löfven in Norway aysan si buuxda u furi doonin soohdinta ay la leedahay...
Xadka 50 qof ayay dowlada ogoshahay marka ay timaado isku imaatinka lakin 500 oo qof ayaa la ogolaan karaa hadii ay buuxiyaan sharuudaha looga...














