Friday, January 30, 2026
Wadar ahaan 377 muwaadin ayaa laga helay Cudurka Corona mudada 24-kii saac ee la soo dhaafay , warbixintii ugu dambeysay ee ka soo baxday maamulka caafimaadka...
Tirada qaxootiga Germalka ayaa hoos udhacay 60,000 inta udhaxeysa dhamaadka 2019 iyo bilowga sanadka 2020. Dhowr ka mid ah ayaa lagala noqday sharcigooda magangalyada...
xisbiga Sverigedemokraterna ayaa la yimid hindisahooda ku saabsan sida lacagta Sweden loo isticmaalo sanadka soo socda. Xisbigu waxaa ku jira Qorshe aan caadi aheyn Xisbiga...
Dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada Armenia iyo Azerbaijani ee ku saabsan dhulka gooni u goosadka ah ee Nagorno-Karabakh ayaa dib u billowday subaxnimadii Isniinta ee...
Dhowr dal oo Yurub ah, dadku waxay ka mudaaharaadayaan xannibaadaha. Sidoo kale arintaas ayaa ka jirtaa Iswiidhan. Johan Carlson, agaasimaha guud ee Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee...
Dad badan oo xaq u leh inay ku yimaadaan Iswiidhan xiriir qoys ayaa hada sugaya waqti dheer. Dhowr safaaradood iyo qunsuliyado iswiidhish ah ayaa...
Xisbiga Danish-ka ee Stram Kurs ("Lineka adag") ayaa mudaaharaad gubitaan Quraan ah ku dhigay aag ka mid ah magaalada Fredericia oo inta badan ay...
Xisbiga Libaraalku ma doonayo inuu sugo inta xisbiga S iyo MP  ka heshiinayaan siyaasadda socdaalka. Xisbiga ayaa hada cadaadis saaraya dowlada ayagoo u gudbinaya...
Dawladda Ingiriiska ayaa joojineysa magangalydoonka soo galaya dalkeeda kuwaasi oo si sharci daro ah ku imaanaya wadankeeda. Shuruudo cusub oo uu soo bandhigi doono wasiirka...
Dagaalka culus ee u dhaxeeyey Armenia iyo ciidamada Azerbaijan ayaa dib u qarxay Sabtidii madama la isku khilaafsanyahay dhulkii gooni u goosadka ee Nagorno-Karabakh,...