Nederland Barlamaankeeda ayaa u codeeyey soo jeedin ku aadan sida loola dhaqmo dadka muslimiinta ah ee laga tirada badan yahay ee Uighurs ee ku nool...
Haweeney 108 sano jir ah oo iswiidhish ah ayaa heshay qiyaasta ugu horreysa ee tallaalka Corona, sidaa darteedna waxay noqotay dadkii ugu horreeyay ee...
Kumanaan deenish ah oo guryo ku leh Sweden ayaa ka mudaaharaaday go'aanka lagu mamnuucayo soo gelitaanka dalka. Waxay muujiyeen sida ay uga walaacsan yihiin in guryahooda ay la...
Dowladda ayaa maanta ku dhawaaqday dhowr go'aan oo cusub si loo xakameeyo faafitaanka cudurka Corona ee dalka.
Raiisel wasaare Stefan Leuven ayaa ku sheegay ,...
TV-ga Iswiidhan ayaa maanta soo bandhigay sheekada nin reer Afghanistan ah oo lagu magacaabo Muhammad Hassani isagoo tusaale u ah silica ay la kulmayaan...
Hay'adda laanta socdaalka waxay la kulantay cambaareyn muddadii sugitaanka dheereed ee codsadayaasha dhalashada Sweden. In kasta oo sharcigu dhigayo in codsiyada lagu helo afar toddobaad gudahood, haddana dadka...
Waa nin 34 sano jir ah oo sanadkii hore bishii Septemper kudiley hooyadii Byåsen oo katirsan magaalada Trondheim ee dalka Norway.
Ninkan ayaa lagu xukumay...
In kasta oo guur shan sano ah iyo laba carruur ah oo yaryar ay heysato Hooyo Chritalinne ayaa laga masaafiriyay Dalka.
Christalline oo 36 jir...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jarmalka ayaa ku dhawaaqday bishii Janaayo in tirada codsiyada magangalyada ee Jarmalka ay hoos u dhacday 30% sanadka 2020 marka loo...
Warbixin uu soo saaray Xafiiska Taageerada Magangalyo doonka Yurub ayaa lagu sheegay maanta, Khamiista, in codsiyada magangalyada ee Midowga Yurub ay hoos u dhacday...














