Dowlada Sweden ayaa maanta Shaacisay in Mowjadaha Sadexaad ee Corona laga Dareemayo Caasimada Stockholm loona baahanyahay Dadaal dheeri ah.
Ku simaha Agaasimaha Caafimaadka iyo...
Laanta Socdaalka Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday liis ay ku qoran yihiin dalal amaan ah oo ay si toos ah ugu celin karto magangalyo-doonka. Liiska waxaa...
Norway ayaa wada talaalka Corona waxana Talaalkaasi qaatay dad badan oo Somali ah inkastoo somalida badankeeda ay u arkaan in Talaalka uu dhibaato keeni...
Sagaal qof ayay qabteen bilayska Kobanheegan markii ay ku guda jireen soo saarista 325 kilo oo kokain ah oo ku jirtay konteynar yaalay Hedehusene...
Booliska Dalka Norway gaar ahaan Caasimada Oslo ayaa xalay qaab roondo ah u gaaray Xaafadaha Ajaanibta halkaasi oo ay gudaha u galeen ku dhawaad...
Maanta, garsoorka faransiiska wuxuu ku xukumay madaxweynihii hore ee faransiiska Nicolas Sarkozy 3 sano oo xarig ah, oo ay ku jirto hal sano oo...
Baaritaan gaar ah oo dowladeed ayaa soo jeedisay in la dajiyo lacag go'an oo loogu talagalay baaritaanka ilkaha, iyo qaar ka mid ah kiisaska daryeelka ilkaha...
Daraasad ay sameysay jaamacada iswiidhishka ee Lund ayaa muujisay in kiisaska kufsiga ee Sweden ay aad u kordheen, korna ay u kaceen 44% sanadkii...
Bjorn Olsen, oo ah dhakhtarka sare iyo borofisar cudurada faafa ee jaamacada Uppsala University, wuxuu tixgeliyey inay jirto khatar weyn oo sweden ku wajahan,...
Xisbiga muxaafidka ayaa soo jeediyay wax ka badal lagu sameeyo sharciga, haweenka loogu ogolaanayo inay ilmo iska soo ridaan.
"Xaaladda caafimaad ee isbaddelaysa waxay xoojineysaa baahida...














